Monday, May 20, 2024

Daawo Sawirada: Waare oo Beledweyne Ku Qaabilayay Wafdi Ka Socday Midowga Africa

Wafdi ka ka socda Guddiga Nabadgalyada iyo amniga Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne, iyadoo Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare iyo Golihiisa...

Sargaal katirsan Ciidanka Milatariga oo saakay la dilay iyo howlgalo socda

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay kooxo biskoolado ku hubeesan xaafada Howl Wadaag ku dileen sargaal katirsanaa...

Amar deg deg ah oo lagu soo xirayo Yuusuf Dabageed oo lasoo saaray (Akhriso)

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed...

Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ka socda oo isaga baxay degmo ka tirsan gobolka...

Ciidamada Jabuuti ee hoos taga howlgalka AMISOM ay gebi ahaan isaga baxay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Shacabka degmada qaarkood ayaa waxay sheegeen inay ka...

Odoyaasha Buulo Burte oo Eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle 

Odoyaasha Dhaqanka degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxweynaha Hirshabelle iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabelle, iyaga oo ku...

Maraykanka oo duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey gobolka Shabeellaha dhexe

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhacday Gobolka Sh/Dhexe degaan ka tirsan. Dayuurad ay leeyihiin...

Al Shabaab oo saakay dagaal kula wareegtay degmo ay gacanta ku hayeen ciidanka dowlada

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ,hakaas ay...

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalkii ka qarxay Baladweyne iyo sida had xaal yahay

Waxaa xalay saqdii dhaxe dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada Kacdoonka uu hogaamiyo Janaraal Xuud iyo ciidamada maamulka HIrshabelle ka qarxay xaafado katirsan magaalada...

Amaanka Musharaxiinta tageysa Jowhar iyo Baladweyn oo laga shiray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Kulankaan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Gudaha,...

Cali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Jocelyn Mason (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay Madaxa igu sareeya Hay'adda UNDP ee Somalia Jocelyn Mason. Kulanka Cali Guudlaawe iyo Joceyn...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs