Sunday, April 28, 2024

Ciidanka Booliska Somalia oo dad badan ka qabqabtay xaafado ka tirsan Muqdisho

Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir kaasoo lagu soo qabqabtay dhalinyaro fara badan. Howlgalka ayay ciidamada...

Elon Musk oo si rasmi ah ula wareegay shirkadda Twitter, shaqadana ka eryey..

Maamulaha shirkadda baabuurta korontada ku shaqeysa ee Tesla Inc Elon Musk ayaa si buuxda ula wareegay milkiyada barta Twitter-ka, isagoo sidoo kale shaqada ka...

Booliska DF oo ka hadlay haweeney gabar todoba jir ah dil ugu geysatay Muqdisho

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay iney soo qabteen haweeney degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dishay gabar 7 sano jir aheyd oo jaariyad ahaan guriga...

Raisul Wasaare Xamse oo kulan gaar ah la qaatay Deni (Maxaa laga wada hadlay)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre. Kulanka waxaa...

Madaxweyne Biden oo ka fiirsanaya sida laga yeelayo dalab ka yimid DFS

Maamulka Biden ayaa ka fiirsanaya codsi uga yimid dowlada Soomaaliya oo ah in Mareykanka dabciyo xannibaadaha duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee militariga ay...

Xisbi siyaasadeed uu hogamiyo Mishiin Robot ah oo laga dhisay dal ka tirsan Yurub

Waxaa Denmark laga aasaasay Xizbi siyaasadeed hogaamiye looga dhigay Computer uu hogaaminaayo ''Synthetic Party''. Haddii Xisbigani computerka uu guuleysto waxaa la gaarayaa marxalad dalka...

Wiilka uu dhalay Madaxweyne Yuweri Musaveni oo sheeko cusub keenay

Labo-xiddigle Janaraal, Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay sida kaliya ee uu ugu abaal gudi karo hooyadiis,...

Xassan Shiikh oo sagootiyey danjire Mohamed Ahmed Al-Cuthmani (Sawirro)

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Mudane...

Ismaaciil Max’ed Xuseen oo la wareegay xilkii uu u Magacaabay duqa Muqdisho (Sawirro)

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Xamar Jajab Mudane Ismaaciil Maxamed Xuseen ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmada Mudane Mucaawiye Muudeey kadib Munaasabad Galabta...

Israa’iil oo shaacisay iney Mareykanka la wadaageyso xog xasaasi ah oo ku saabsan..

Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa qorshaynaya inuu la wadaago dhigiisa dalka Maraykanka Joe Biden Arbacada, xogo sirdoon oo ku saabsan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs