War Deg Deg Ah: Maxkamada Gobolka Banaadir oo Go’aan ka gaartay Dacwadii C/Raxmaan C/shakuur

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa saakay la horgeeyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xeer ilaalinta dowlada Soomaaliya ku eedeesay dambiyo uu kamid ahaa qaran dumis. Xeer...

Akhriso: Warqadii lagu damiintay C/raxmaan C/shakuur iyo Shuruudo adag oo lagu xiray Damaanadii lagu...

Waxaa xalay xabsiga damiin looga sii daayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dhoor habeen kahor ciidamada amaanka ka xireen gurigiisa, isagoo lagu eedeeyay in...

Wasiirka Amniga oo Raali galin ka bixiyay Xarigii loo geestay C/Raxmaan C/Shakuur (Daawo Muuqaal)

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo xalay la hadlay Waxgarad iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Hawiyeoo  ayaa raali galin ka bixiyay weerarkii...

Golaha Iskaashiga ee dowlad goboleedyada oo Qoraal kasoo saaray Xarigii C/raxmaan C/shakuur (Halkan ka...

Golaha Iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay kaga hadleen weerarkii dhawaan Ciidamada Nabad sugida ku qaadeen Guriga Siyaasiga C/Raxmaan...

C/raxmaan C/shakuur oo la geeyay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw xarunta Maxkamada gobolka Banaadir la geeyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xeer ilaalinta dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeesay dambiyo kala duwan. Maxkamada waxaa...

Maxaad kala socotaa habka cusub uu u shaqeyn doono Booliiska Soomaaliya ?

Hiigsiga Dowladda Soomaaliya ay ka leedahay Ciidamadeeda Booliska waa inla abuuro adeeg Booliis oo awood leh islamarkaasna heybad iyo sharaf leh, kuwaasi oo hubin...

Baarlamaanka Uganda oo Ansaxiyay Sharci dan weyn ay ugu jirto Yoweri Museveni 

Baarlamaanka dalka Uganda ayaa si aqlabiyad leh u ansaxiyay wax ka badal lagu sameeyay dastuurka dalkaasi gaar ahaan sharci xadidayay da'da Musharaxiinta u tartameysa...

Maraykanka oo qoranaya magacyada dadka kasoo horjeeda go’aankiisa Qudus iyo Trump oo u hanjabay...

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay diiwaangashan doonto shaqsiyaadka iyo dalalka kasoo horjeedsada go'aanka ay ka gaartay arrimaha Qudus. Hadalkan ayaa waxa uu soo baxay...

C/raxmaan C/shakuur oo goor dhow laga sii daayey Xabsiga iyo Wararkii ugu dambeeyey

C/raxmaan C/shakuur oo ah siyaasi mucaarad ah oo u xirnaa muddo 3 cisho ah dowlada Somalia ayaa warar goor dhow oo saqdii dhexe ee...

Kulamo looga hadlayo sii deynta C/raxmaan C/shakuur oo caawa ka socda Muqdisho

Iyadoo maalinta ah beri loo balansan yahay mar kale Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo u xiran dowlada Somalia ayaa waxaa caawa ka socda magaalada Muqdisho...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs