Diyaarad Helicopter ah oo Baydhabo lagu geeyay Sargaal kasoo goostay Al Shabaab
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi la geeyay sargaal sare oo kasoo...
Kuuriyada Waqooyi oo Jawaab adag ka bixisay Cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa jawaab adag ka bixisay Cunaqabateyn cusub oo golaha Amaanka Qaramada Midooba kusoo rogeen dalkaasi, kadib markii Kuuriyada Waqooyi ka biyo...
Isra’iil oo siideysay sadex nin oo u dhashay dalka Turkiga (Daawo Sawirada)
Maxkamad kutaala Israa'il ayaa maanta sii deysay Sadex nin oo Turki ah ay xireen Ciidamada amaanka Israa'il , waxaana ragan lagu qabtay magaalada barakeesan...
Cumar Cali Idiris oo ka hadlay Xilkii dowlada ka qaaday iyo Qorshihiisa Mustaqbalka (Daawo...
Dawladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaarada Arimaha debedda ayaa dhowaan Xilkii laga qaaday Safiiro uu ka mid yahay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Qadar.
Safiirkii Soomaaliya...
Dab lagu dhamaaday oo qabsaday Suuq ku yaalla Magaalada Davao (Daawo Sawirro)
Ku dhowaad 50 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen dalka Philippine ka dib markii uu dab ka kacay Suuq laga dukaameysto oo...
Madaxweyne ku xukuman xabsi 30 sano ka badan oo Isbitaalka loola cararay
Madaxweynihii hore ee Peru Alberto Fujimori oo 79 jir ah ayaa xabsiga laga soo saaray oo isbitaal loo qaaday, sababo la xiriira garaaca wadnihiisa,...
Madaafiic saaka lagu duqeeyey degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose
Madaafiic culus ayey saaka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku garaaceen tuulooyin hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose.
Wararka ayaa sheegaya in duqeyntaas ay...
Danjire Keating: Somalia waxay qarka u saaran tahay iney cagaheeda isku taagto dhaqaale ahaan”
Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taasoo ah guul weyn oo laga gaaray...
Senator C/raxmaan Faroole oo eedeeyey Guddomiye Jawaari iyo Wasiir Xoosh
Senator C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka tirsan xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha baarlamanka Somalia iyo Wasiirka Dastuurka inay...
Maamulka Somaliland oo baaritaan culus ku bilaabay 16 shirkadood oo looga shakiyey..
Hanti dhawraha guud ee Somaliland Saciid Suleymaan Mire, ayaa ku dhawaaqay in dib u eegis iyo baaris ay ku sameynayaan 16 sharikadood oo waddani...