Tuesday, April 30, 2024

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo Cabsi lasoo daristay Soomaalida kunool dalkaasi

Wararka ka imaanaya magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay kooxo burcad hubeesan halkaasi ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo goob...

Daawo Sawirada: Ciyaaryahan Caan ahaa oo Faqriyay Codsina u diray Kooxdiisii hore

Daafacii hore xulka qaranka Ivory Coast Emmanuel Eboue ayaa faqriyay kadib markii hantidiisii oo dhan ay la wareegtay xaaskiisa ay kala tageen oo u...

Madaxweyne Erdogan oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka Sudan (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqasho ku tagay magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan, waxaana dalkaasi si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha...

Dalkii Labaad oo Dunida kuyaala oo Qudus u aqoonsaday Caasimada Israa’iil

Dowlada Mareykanka ayaa dhawaan magaalada Qudus u aqoonsatay Caasimada Maamulka Israa'il, waxa ayna Dowlada Mareykanka sheegtay in safaaradooda kutaala magaalada Talaviv u rarayaan magaalada...

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Shan nin oo gacanta ugu jiray...

Xarakada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Iidaale ee duleedka magaalada Baydhabo waxa ay xukun dil ah kula fuliyeen shan nin ay ku eedeeyeen...

Diyaarad Helicopter ah oo Baydhabo lagu geeyay Sargaal kasoo goostay Al Shabaab 

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi la geeyay sargaal sare oo kasoo...

Kuuriyada Waqooyi oo Jawaab adag ka bixisay Cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa jawaab adag ka bixisay Cunaqabateyn cusub oo golaha Amaanka Qaramada Midooba kusoo rogeen dalkaasi, kadib markii Kuuriyada Waqooyi ka biyo...

Isra’iil oo siideysay sadex nin oo u dhashay dalka Turkiga (Daawo Sawirada)

Maxkamad kutaala Israa'il ayaa maanta sii deysay Sadex nin oo Turki ah ay xireen Ciidamada amaanka Israa'il , waxaana ragan lagu qabtay  magaalada barakeesan...

Cumar Cali Idiris oo ka hadlay Xilkii dowlada ka qaaday iyo Qorshihiisa Mustaqbalka (Daawo...

Dawladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaarada Arimaha debedda ayaa dhowaan Xilkii laga qaaday Safiiro uu ka mid yahay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Qadar. Safiirkii Soomaaliya...

Dab lagu dhamaaday oo qabsaday Suuq ku yaalla Magaalada Davao (Daawo Sawirro)

Ku dhowaad 50 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen dalka Philippine ka dib markii uu dab ka kacay Suuq laga dukaameysto oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs