Thursday, May 9, 2024

Dowlada Itoobiya oo Cafis u fidisay Maxaabiis badan oo u xirneyd

Dowlada Itoobiya ayaa cafis u fidisay in ka badan 2-kun oo maxaabiis ah kana soo jeeda Qowmiyada Oromada, maxaabiistan ayaana ahaa kuwa loo xiray...

Faah Faahino kasoo baxaya Nin Ajnabi ah oo maanta lagu dilay Muqdisho

Nin Ajnabi ah oon wali dhalashadiisa rasmiga ah la shaacin ayaa maanta lagu dhax dilay xarunta Hay'ada UNICEF ee magaalada Muqdisho. Warar aan helnay ayaa...

Nin Tareen Jiiray Xili uu Muuqaal iska duubayay !!(Daawo Sawirro)

Nin Dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa tareen xoowli ku socday jiiray xili uu ku mashquulsanaa in uu iska duubo muuqaal, waxaana...

Wasiir Cabdinuur Cilmi Biindhe oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Maamulka Puntland, Cabdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Geerida Wasiirka waxaa saxaafada u xaqiijiyey xubno ka tirsan...

Markab sida saanad Milateri oo ku soo xirtay dekeda Baraawe (Daawo Sawirro)

Markab sida saanad ay leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa ku soo xirtay dekeda dabiiciga ah ee magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Markabkan oo...

Dab Dad badan dilay oo qabsaday Isbitaalka Magaalada Miryang (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 41 qof ayaa ku geeriyootay 80 kalana way ku dhaawacmeen dab xooggan oo saaka ka kacay Isbitaal ku yaalla Magaalada Miryang ee...

Xiliga la qabanayo doorashada Kursigii Xildhibaanimo ee uu waayay Sambaloolshe oo la shaaciyey

Doorashada Kursiga xildhibaanimo ee uu waayay C/llaahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo ahaa taliyihii hore ee Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya ayaa ka dhaceysa maalmaha soo socda...

Khayre oo Magaalada Davos kula kulmay Justin Trudeau & Paul Kagame (Daawo Sawirro)

Ra’isul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau. Masuuliyiintan ayaa isku...

Qarax goor dhow ka dhacay degmada Balcad iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax xooggan ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay meel ku dhow degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo daryankiisa laga maqlay gudaha...

Madaxweyne Trump oo aqbalay inuu ka jawaabo arrin uu horey u diidanaa in la...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la kulmo dacwad oogaha gaarka ah ee baaraya fadeexada farogalinta Ruushka...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs