Wednesday, May 1, 2024

Dowlado ka tirsan Yurub oo aqoonsaday Baasaboorka Soomaaliga

Wadamada Belgium iyo Luxembourg ayaa si rasmi ah u aqoonsadey baasaboorka Soomaaliga ah gaar ahaan baasaboorada dublamaasiga iyo kan shaqada. Labadan dal ayaa ka mid...

Ciidamada dowlada oo dagaal kula wareegay degaan ka tirsan Sh/hoose

Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta weeraray degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose oo ay gacanta ku hayeen xoogaga Al-Shabaab. Howlgalka oo laga fuliyey degaanka Sabiib ee...

Wasiir Cawad oo ka hadlay Wararka sheegaya in shaqada laga eryey Cabdullaahi Dool

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay Somali inaan shaqada laga cayrin Cabdullaahi Dool oo ka tirsanaa shaqaalaha xafiiskiisa balse la...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Shaaciyay Sababta Madaxweynaha u furi waayay Kalfadhiga Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi  Maxamed Farmaajo ayaa maanta ka baaqaday munaaabada furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Golaha Aqalka oo la filayay in uu...

Banaan bax looga soo horjeedo dil maanta ka dhacay Muqdisho oo sii xoogeestay (Daawo...

Waxaa qeybo hor leh oo kamid ah magaalada Muqdisho kusii fiday banaan bax looga soo horjeedo dil maanta askari katirsan ciidanka Minishiibiyada magaalada Muqdisho...

 Duqa Muqdisho oo amray in gacanta lagu soo dhigo gacan ku dhiigle Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa si kulul u cambaareeyay dil askari katirsan ciidanka Minishiibiyada maanta ugu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan bax Rabshado watay oo ka dhacay Muqdisho

Banaan bax rabshado wata ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeesata Mooto bajaajta iyo dadweyne kale oo careesan ayaa  daqiiqado yar kahor ka dhacay qeybo kamid...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo Fariin u diray dowlada Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kormeeray Dekadda weyn ee magaalada Boosaaso iyo sidoo kale taliska ciidamada...

Guddiga loo xil saaray Amniga Muqdisho oo kulankii ugu horeeyay yeeshay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay kulankii ugu horeeyay isugu yimid Guddiga loo xil saaray kasoo talo bixinta amaanka magaalada Muqdisho, Guddigan ayaana ka kooban Wasiiro, Saraakiil iyo...

Ciidamada booliiska oo Baaritaano ka bilaabay xaafadaha Muqdisho (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska ayaa ka bilaabay xaafadaha magaalada Muqdisho howlgalo baaritaano, waxa ayna ciidamada gudaha u galeen xaafado kuyaala qaar kamid ah Degmooyinka gobolka Banaadir. Ciidamada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs