Sunday, May 19, 2024

Guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe oo Xilka la wareegay (Daawo Sawirro)

Munaasabad lagu qabtay xarunta Bankiga Dhexe ee Somaaliya ayuu maanta Xilka si rasmi ah kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe, iyadoo ay goobjoog...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo u furay Shirweynaha Culimada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culimadu ay hormuud ka noqdaan sidii loo wacyigelin...

Imaaraadka oo ogolaaday in Garoonka Berbera ay adeegsan karaan Diyaaradaha Rayidka

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa dib u dhis kuwada garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera ay qorsheeneyso in ay ka dhigato saldhig Milatari, waxaana Imaaraadka garoonkaasi iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowlada uu...

Ciidamo katirsan AMISOM oo lagu qarxiyay Duleedka Muqdisho

Kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamo katirsan AMISOM ayaa maanta qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah lagula beegsaday deegaanka KM-13 ee kuyaala duleedka...

Xog ku aadan Qodobo Xasaasi ah oo qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada kala...

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ku sugan qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxdan ayaana kulamo kala duwan la...

Tirada dadkii ku dhintay Qaraxyadii ruxay Sri Lanka oo kor u dhaaftay 100-qof (Daawo...

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii xooganaa ee saakay lagu weeraray hoteelo iyo Kaniisado kuyaala magaalada Colombo ee...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay in Xukuumadiisa Mucaaradka awood u adeegsato 

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa su'aalo laga weediiyay arimo dhowr ah ay kamid aheyd...

Qaraxyo xoogan lagu weeraray Hoteelo iyo Kaniisado kuyaala magaalada Colombo (Sawirro)

Qaraxyo xoogan ayaa saakay ruxay qeybo kamid ah magaalada Colombo ee caasimada dalka Sri Lanka, qaraxyadan ayaana lagu weeraray Hoteelo iyo kaniisado kuyaala magaaladaasi. Sadex...

Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs