Saturday, May 18, 2024

Barnaamij Muran badan dhaliyey oo laga joojiyey telefishinka dalka Iran

Iran ayaa telefishinka codkeeda ku hadla ka joojisay Barnaamij lacago lagu helayo markii ay ka cawdeen culimada waaweyn ee dalkaas taladiisa awooda ku leh. Barnaamijkan...

Faahfaahin laga bixiyey duqeyn ka dhacday degaano ka tirsan Puntland

Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo ay sheegeen in lagu laayay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...

Qarax kale oo ka dhacay Sri-lanka & tacshiirad la isweydaarsaday (Daawo Sawirro)

Ciidamada amaanka dowlada Sri Lanka ayaa waxay rasaas iswaydaarsadeen koox hubaysan oo ku sugan bariga dalkaas xilli ciidammadu ay wadeen howlgalo baaritaano ah. Afhayeen u...

Twitter oo dhibane u noqday hardanka u dhexeeya Trump & Ilhan Cumar

Shirkadda Twitter ayaa ka jawaabtay su'aalo adag oo kaga yimid Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Maraykanka taasoo ku eedeeysay in shirkaddu aysan...

Ciidanka NISA oo fashiliyey miino lagu aasay wadada dhinaceeda (Daawo Sawirro)

Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa degmadda Baardheere ee gobolka Gedo ka soo saaray xalay miino lagu aasay mid ka mid ah wadooyinka...

Booliiska Sri Lanka oo raali galin ka bixiyay Sawir ay si khaldan u adeegsadeen

Booliiska dalka Sri Lanka ayaa raali galin deg deg ah bixiyay, kadib markii ay saakay si khaldan u adeegsadeen Sawirka haweeney Muslim ah oo...

Kumanaan qof oo Salaada Jimcaha ku dukaday Afaafka hore ee Saldhiga ugu weyn Milatariga...

Kumanaan qof oo kamid ahaa dibad baxayaasha dalka Sudan ayaa maanta salaada jimcaha ku hor dukaday afaafka hore ee Saldhiga ugu weyn Milatariga dalka...

Ciyaar yahan geeriyooday xili uu ciyaar toos ah dheelayay iyo Murugo ka dhalatay

Ciyaaryahan Papy Faty oo ah ciyaaryahan u dhashay dalka Burundi ayaa geeriyooday xili uu kooxdiisa u ciyaarayay kulan ay la lahaayeen koox kale oo lagu...

Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Fadaraalka

Somalia waxaa loola jeedaa dhulkii iyo dadkii Somaliyeed ee dalka Talyaanigu gumaysanjiray kana xoroobay 1dii July, 1960. Laga soo bilaabo rididii kelitaliyihii Somalia, Janaraal...

Kenya oo looga digay Halista uga imaan karta Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya

Warbaahinta dalka Kenya qaarkood ayaa ka hadlay horumarka iyo tayada ciidanka Kumaandoosa Soomaaliya ee loo yaqaan Danab oo ay tababaraan saraakiil iyo ciidamo Mareykan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs