Raisul Wasaaraha Somalia oo Washignton kula kulmay Mr. Matthew Rycroft

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay xog-hayaha Joogtada ah ee waaxda horumarinta caalamiga ah ee...

Hogaamiyaha cusub ee Sudan oo bayaankiisii ugu horeeyey soo saaray

Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Milateriga dalka Suudaan ee talada dalkaasi la wareegay Gen. C/fataax Burhaan ayaa soo saaray bayaankiisii ugu horeeyay isagoo sheegay inuu...

Weeraro Al-Shabaab ka fulin rabtay Magaalada Addis ababa oo la fashiliyey

Weerar argagixiso oo laga fulin lahaa qaybo ka mid ah magaalada Addis Ababa ayaa la fashiliyey, shaqsiyaadkii fulin lahaana gacanta ayaa lagu dhigay sida...

Sargaal loo xiray dilkii maanta rabshadaha ka dhaliyay magaalada Muqdisho

Ciidamada amaanka ayaa maanta xabsiga dhigay sargaal katirsan ciidanka booliiska oo taliye u ahaa ciidankii ka howlgalayay Isgooska Howl Wadaag ee magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka...

Xildhibaan Bajaajleyda Muqdisho ku tilmaamay kuwa Bambooyinka ku tuura Ciidamada

Xildhibaan C/raxmaan Aadan Ibbi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka hadlay kulanka amaanka looga doodayay ayaa sheegay in falalka amaan...

Taliyaha booliiska iyo Duqa Muqdisho oo la hadlay Banaan baxayaasha (Daawo Muuqaal+Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gil gilay banaan baxyo xoogan oo qaarkood rabshado wateen , waxaana banaan baxan uu ka dhashay dil arxan daro ah...

Iska hor imaad khasaaro dhaliyay goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Iska hor imaad  u dhaxeeyay ciidamo booliis ah iyo kuwa Milatariga katirsan ayaa goordhaw ka dhacay Isgooska Baar Ayaan ee magaalada Muqdisho, waxaana iska...

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaanbaxyadii Muqdisho oo sii fiday iyo ciidamada dowlada oo…

Waxaa qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho kusii fidaya banaan baxyada ay dhigayaan shacab u badan dhalinyaro ku shaqeesata mooto bajaajta kuwaa oo...

Siyaasi Caan ah oo Madaxda dowlada ugu baaqay in xilka ka qaadaan Taliye Saadaq...

Ciidamada booliiska ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa kordhiyay dilalka ay u geesanayaan dadka shacabka gaar ahaan dhalinyarada ku shaqeesata mootooyinka loo yaqaan Bajaajta. Askari...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs