Maxaa ka jira in C/raxmaan C/Shakuur Muddo kooban lagu xanibay garoonka Aadan cadde?

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo ka mid ahaa wufuud maanta gaartay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in inta aysan ka ambabixin Muqdisho muddo...

Marxuum Sacad Cumar Geelle oo Jabuuti lagu aasay & Muuse Biixi oo ka qey...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo dalka Jabuuti loogu sameeyey maareeyihii dekedda Jabuuti Marxuum...

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo xeer nidaamiyaha machadka...

Xildhibaan Fiqi ”Senator Muuse Suudi reer Kismaayo waa u diideen inuu cagahiisa ku socdo”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka Somalia kana mid ahaa wufuudii maanta caleemo saarka Axmed Madoobe u tagay Kismaayo ayaa sheegay...

(Sawirro) Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, C/raxmaan C/shakuur & xubno kale oo Kismaayo gaaray

Ka dib markii dowlada Somalia ay qaaday xanibaadii saarneyd duulimaadyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay, wufuud ay kala horkacayaan madaxdii...

Bangiga Amal oo Daah furay adeeg ay ka faa’iideesanayaan dhalinyarada (Daawo Sawirro)

Bangiga Amal ayaa adeega DHALLINKAAB ka daahfurtay Magaalada Mogadishu  10/10/2019 kaas oo uu ugu talo galay Bangigu hormarinta iyo maalgalinta ganacsiga dhalinyarada. Bangiga Amal aya...

Hanti Dhowraha Qaranka oo meel ku sheegay 18-kii Malyan ee Qasnada dowlada laga waayay

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya Maxamed Cali Afgooye oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay warbixin sanadeedka uu soo saaray xafiiskiisa...

Daawo Sawirada : Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah Adis Ababa loogu soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi iyo hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo waxaa...

Ciidamada AMISOM oo maanta dad shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho

Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa maanta qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay lagula eegtay magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga...

Madaxweyne Farmaajo oo Taliyaal Ciidan u magacaabay Saraakiil uu dalacsiiyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise,waxa uuna u magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Xoogga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs