Saturday, April 27, 2024

Qoorqoor oo dhameystiray xubno ka dhinaa Wasiirada Galmudug (Qabiilada & Magacyada)

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Mud: Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor" Markuu arkay: qodobka 50aad, farqadiisa 4aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug; Wuxuu xeeriyay magacaabidda laba wasaaradood...

Jubbaland oo amaro la xiriira cudurka COVID-19 ku soo rogtay Masaajidada Kismaayo

Guddiga ka hor tagga iyo u diyaar garowga Cudurka Coronavirus u qaabilsan Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay soo...

Kiiskii ugu horeeyey ee cudurka COVID-19 oo laga helay & Jigjiga qof ka yimid...

Magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa laga helay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka COVID-19 Qoraal ka soo baxay machadka Caafimaadka bulshada ee...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo wareegto ku Magacaabay xil cusub

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Taliye cusub u magacaabay saldhiga Booliska degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Dhamme Cabdi Shiikh Ciise...

Raisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay shir looga hadlay qodobo xasaasi ah

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 oo looga hadlay dardargelinta barnaamijyada wacyi-gelinta. Barnaamijyadan ayaa la sheegay...

Dad isku qoys ah oo ku dhintay Madaafiicdii saaka lagu weeraray xerada Xalane

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo saaka lagu weeraray xarunta taliska ciidamada AMISOM ee Xalane...

Weerar dad lagu dilay oo saaka ka dhacay Boosaaso iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsanaa ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa saaka waaberigii lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney...

Madaafiic markii 2aad todobaad gudihiis lagu weeraray Xarunta AMISOM ee xalane

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa mar kale saaka lagu weeraray Garoonka Dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho iyo xarunta AMISOM ee Xalane, kuwaasoo aan la...

Xiliga uu RW Boris Johnson dib ugu soo laabanayo xafiiska oo la shaaciyey

Xafiiska ra'iisal wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo...

(Sawirro) Nolosha qoysaska dadkii lagu dilay Muqdisho oo la kafaalo qaaday

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen Allaha unaxariisto...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs