Allbanaadir.com
NEWS

Qoorqoor oo dhameystiray xubno ka dhinaa Wasiirada Galmudug (Qabiilada & Magacyada)

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Mud: Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”
Markuu arkay: qodobka 50aad, farqadiisa 4aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug; Wuxuu xeeriyay magacaabidda laba wasaaradood oo ka dhinaa Golaha wasiirrada Galmudug oo kala ah:-

Waxaa labada wasaaradood loo magacaabay

1) Cabdinaasir Geelle Elmi, wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo ka soo jeeda beesha Ceyr/Habar-gidir, wuxuuna ahaa gudoomiyihii guddiga Doorashooyinka Galmudug iyo

2) Maxamed Cabdi Maxamed, Wasiirka Wasaaradda xanaanada Xoolaha oo ka soo jeeda beesha Murusade/Abakar

Hoos ka akhriso wareegtada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Degmo ka tirsan Mudug oo saaka laga saaray Al shabaab

Caydiid Ali

Milateriga Israel oo dad ku laayey duqeyn ka dhacday degmada Rafah (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaa ka jira in uu is casilay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya ?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---