Friday, April 26, 2024

Maraykanka oo amar adag siiyey Madaxda dowlad goboleedyada ee Muqdisho ku sugan

Safaarada Maraykanka ee Somalia ayaa amar culus ku soo rogtay madaxda dowlad goboleedyada oo haatan ku wada sugan magaalada Muqdisho. Danjiraha Maraykanka ee Somalia Donald...

Nairobi Xoog Xamarna Xisaab: Guuldarrada Isballaarinta Dowlada Kenya !!

Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay garnaqsigeedii doodda afka dacwada Badweynta Hindiya ee kala dhexeysa Kenya. Qaaddacaadda Kenya ee dacwada waxaa ku guuldarraystay qorshihii isballaarinta Uhuru...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Shirka ka dhacaya Garoonka Aadan Cadde

War Saxaafadeed Wadajir ah oo kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay shirka la filayo in xeendaabka garoonka diyaaradaha...

James Swan iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kawada hadlay arimo muhiim ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta Hoyga uu degan yahay ku Qaabilay Wakiilka...

Cabsi kusoo korortay Muqdisho iyo taliska Booliiska oo fariin u diray Shacabka

Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay kusoo kordhay dhac kooxo hubeesan oo wata mootooyin ay u geesanayaan dadka shacabka ah gaar ahaan dhalinyarada . Kooxahan...

Madaxweyne Lafta Gareen oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw kasoo degay...

Sheekh Xasan Daahir oo Fariin cabsi galin ah usoo diray Madaxweyne Farmaajo

Hogaamiyihii hore ee Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hada ku jira xabsi guri kuyaala Muqdisho ayaa fariin muuqaal ah uu soo...

Dowlada uu hada Hogaamiyo Farmaajo oo lagu tilmaamay Mid fowdo iyo Qas u taagan

Wasiirkii hore ee waxbarashada xukuumadii Xasan Cali Kheyre Cabdullahi Goodax Barre oo ka hadlayay barta Club House oo dhalinyaro badan iyo qeybaha kala duwan...

Dowlada Soomaaliya oo taageero balaaran u muujisay Boqortooyada Sacuudiga

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda Dowlada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ku qaadeen Warshad kutaala Boqortooyada...

Madasha Badbaado Qaran oo Warqad xasaasi ah u dirtay Beesha Caalamka (Akhriso)

Madasha Badbaado Qaran ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ayaa warqad xasaasi ah u dirtay Wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya iyo qaar kamid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs