Sunday, April 28, 2024

Beesha Caalamka oo ka digtay Doorasho Hal dhinac ah iyo Mudo kororsi

Qoraal goordhaw kasoo baxay Saaxiibada beesha Caalamka ee Soomaaliya taageera ayaa looga digay in dalka ka dhacdo doorasho hal dhinac ah ama la sameeyo...

Labo Dhalinyaro ah oo goordhaw lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan oon heebtooda la garan ayaa goordhaw degmada Waabari gaar ahaan agagaarka Baar ha i dhaafin waxa ay ku dileen labo...

Kenya oo amar ku bixisay in 14-maalmood gudahood lagu xiro xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma

Dowlada Kenya ayaa ku amartay hay’ada qaxootiga aduunka ee UNHCR in ay la timaado 14-cisho gudahood qorshihii lagu xiri lahaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab...

Banaan bax weyn oo lagu soo dhaweenayo Cabdirashiid Janan oo ka socda Baled Xaawo

Degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo waxaa ka socda banaan bax balaaran oo lagu soo dhaweenayo Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo...

Fahad Yaasiin oo kusii jeeda Gedo si uu u dhameestiro Heshiiska Cabdirashiid Janan

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in taliyaha Hay'adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin maanta kusii jeedo degmada Doolow...

Axmed Madoobe oo xilka ka qaaday Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto uu goordhaw soo saaray xilka uga qaadey Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan...

Toogasho saakay ka dhacday magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay isgooska Siinay ee magaalada Muqdisho ku toogtay sadex askari oo katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya kuwaa oo ka howlgalayay...

Midowga Yurub oo madaxda Siyaasada Somalia ugu hanjabay talaabo adag

Midowga Yurub ayaa si adag ula hadlay hogaamiyayaasha Soomaalida, ka dib War-saxaafadeed laga soo saaray magaalada Brussels ee dalka Belgium. Qoraalka oo uu ku saxiixnaa...

Heshiiskii guddiga farsamada Shirkii Baydhabo ee doorashada oo la soo bandhigay

Waxaa caawa la soo bandhigay qodobadii ay soo saareen  Guddiga Farsamada ee ka socday dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku shiray...

Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay qirey ciidamada Eritrea ee ka dagaalamay Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horreysay qirey in ciidamo ka socda dalka deriska la ah ee Eritrea ay ka qeyb qaateen...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs