Thursday, May 2, 2024

Iran oo u digtay Mareykanka ka dib weeraradii uu ka fuliyey Siiriya & Ciraaq

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran ayaa cambaareysay duqeymaha aargoosiga ah ee Mareykanka uu ka wado Ciraaq iyo Suuriya, waxaana ay ka digtay xasillooni darrada...

Cabdullahi Maxamed Shirwac oo Muqdisho ku geeriyooday iyo R/W Rooble oo ka hadlay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon ka...

Diyaarad ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Doolow (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha degmadaasi goordhaw ku gubatay diyaarad nuuca yar yar oo halkaasi ka...

Maraykanka oo qirtay in askartiisa uu khasaare ka soo gaaray gantaalihii Iran

Mareykanka ayaa ugu dambeyn qirtay in weerarkii gantaalaha ahaa ee ay Iran ku qaaday dalka Ciraaq, ay kaga waxyeeloobeen qaar ka mid ah askartiisa...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo hakiyay Guddiga xulista ergada labo kursi oo horey loo shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku hakiyeen guddiga xulista Ergooyinka dooranaya labada kursi ee tirsigoodu yahay...

Fashil heesta Maamulka Hirshabelle iyo cida Sababta u ah (Akhriso)

Inta badan waxaa joogto ah isku Shaandheenta Golaha Wasiirada, Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, inkastoo aan weli la maqlin Mooshin laga...

Booliska Filipiin oo qabtay nin ka tirsan Al-shabaab oo heystay Waxyaabo qarxa

Saraakiisha Booliska dalka Filipiin ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin u dhashay dalka Kenya oo ka mid ah kooxda Al-Shabaab kaasoo magaciisa lagu...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo amray in la joojiyo Shir ka dhacaya Baydhabo iyo Khilaaf...

Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhax galay Gudoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , waxaana hada soo baxaya loolan xoogan oo u dhaxeeya...

Amaanka xarumaha Dowlada ee kuyaala Muqdisho oo la adkeeyay iyo Shaqaalaha oo …

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka xarumaha dowlada gaar ahaan Madaxtooyada, Wasaaradaha, iyo xarumaha kale ee ka socdaan howlaha muhiimka ah ee kuyaala magaalada Muqdisho. Ilaalada...

Shariif & Xasan Shiikh oo abaabulka dibed-baxa ka bilaabay hotel ku dhow daljirka Dahsoon

Madaxdii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud & Shariif Shiikh Axmed ayaa caawa degay Hotelka Maa'ida (Ex-Naasa-hablood 2) oo ku yaalla meel aan sidaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs