Monday, April 29, 2024

Joe Biden oo laga helay COVID-19 iyo faahfaahin laga bixiyey xaaladiisa Caafimaad

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay xanuunka COVID-19, sida shaaciyey Aqalka Cade ee looga arrimiyo Mareykanka. Bayaan kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lau sheegay...

Degmo Al Shabaab laga saaray oo laga mamnuucay in aroosyada baabuur lagu galbiyo iyo...

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya , gaar ahaan guutada Gorgor ee ku sugan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa soo saaray ammar degmadaasi looga mamnuucayo...

Shir Saddex geesood ah oo Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle uga furmay Garowe (Sawirro)

Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo shirkan uu ku soo...

Jadwalka Doorashada Shan Kursi oo lagu dooranayo Muqdisho oo la shaaciyay

Guddiga doorashada ee Banaadiriga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ku leeyihiin beelaha Banaadiriga ee lagu dooranayo magaalada...

Faah faahino kasoo baxaya dadkii ka dambeeyay dilka Gaashaanle Feyte Cagacadde

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil qorsheesan oo shalay galab sargaal sare oo katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya loogu geestay isgooska Tarabuunka ee...

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay bartamaha Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa maanta duhurnimadii waxay gudaha magaalada Boosaaso toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Suleemaan Axmed Shire, oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda...

(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug...

Gollaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ansixiyay xeerar kala duwan (Sawirro)

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay xeerar kala duwan ee soo diyaariyeen...

Ronaldo oo Sabab u noqday in kooxdiisa Bahdisho Ciyaaryahan Muslim ah oo Wacdaro dhigayay

Kooxda kubadda cagta Al-Nassr ayaa si xun ula dhaqantay weeraryahanka reer Cameroon ee Vincent Aboubakar, kaas oo shalay  laga eyey kooxdaas iyadoo gebi ahaanba...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs