Thursday, May 2, 2024

Safaarada Somalia ee Kenya oo Xuska 26-ka June ku qabatay Xaafada Islii (Sawirro)

Xaflada 26 june oo ku aadan maalintii calan somaliya laga taago gayiga soomaaliya, ayaa xaflad loogu dabaal dagayay waxay ka dhacday xalay xaafada somalida dagto...

Haweeney Meydkeeda laga helay hotel ku yaalla Muqdisho & baaritaano socda

Faahfaahin dheeraad ahaa ayaa ka soo baxaya Haweeney meydkeeda laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo kiiskeeda ay baaritaan ku hayaan ciidamada Booliska...

Xildhibaan si yaab leh uga hadlay khilaafka dowladaha Soomaaliya iyo Kenya

Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow Madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo lagu magacaabo Moses Kuria...

C/rashiid Janan oo Muqdisho ku yimid socdaal shaki badan laga Muujiyey

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Janan oo ka mid ah Xubnaha sida weyn ugu dhow Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Muqdisho shalay. Mas'uulkan ayaa la...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka qaybgalay xuska Munaasabada 26-ka Juun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee...

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjireyaal cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada ee Soomaaliya. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka...

Wakiilka cusub ee QM u qaabilsan Somalia oo Muqdisho lagu soo dhoweeyey (Sawirro)

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Wakiilka cusub oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa...

Siyaasi Mucaarad ah oo kashifay sababta kooram la’aanta kulamada Baarlamanka

Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sababta keentay kooram la'aanta sababtay iney baaqdaan kulamadii ugu dambeeyey ee...

Dowlada Somalia oo go’aan ka qaadatay wadahadalo ay la yeelan laheyd Somaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ay ku wada hadlaan Somaliland oo ka dhici lahaa magaalada Nairobi. Hadalkan waxaa xaqiijyey Agaasimaha madaxtooyada...

Somalia oo ku gacan seyrtay in Kenya hogaamiso howlgalka ilaalada xeebaha dalka

Xukuumada Somalia ayaa ku gacan-seyrtay go’aan ka soo baxay kooxda xiriirka Somalia oo Kenya ay ugu doorteen iney hoggaamiso hawl-galka la dagaalanka burcad-badeedda ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs