Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Maaliyada G/Banaadir oo xilka la wareegay (Sawirro)

Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa  maanta xilka ku kula wareegay Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Maamulka iyo...

(Sawirro) Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiga oo geeriyooday

Jilaaga ka tirsan shirkadda filimada Bollywood Irrfan Khan, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala waqooyiga magaalada Mumbai Mr. Khan ayaa 53 sano jir, ku geeriyooday,...

War cusub oo ka soo kordhay dad 48 saac lagu weysanaa daadadkii ka dhuftay...

Dad badan oo mudoo 48 saac ka badan lagu weysanaa nolol iyo geeri ka dib markii ay saameeyeen dadaadkii xooganaa ee ka dhashay roobabkii...

Madaxweyne Waare oo amar culus siiyey labada gudoomiye ee Hiiraan & Sh/dhexe

Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa war kasoo saaray dhibaatooyinkii ka dhashay daadadkii habeen ka hore ku rogmaday magaalada Qardho. Waare ayaa u tacsiyadeeyey dadkii...

Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka digay in la Siyaasadeeyo cudurka Coronavirus

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo  Cudurka halista ah ee Coronavirus oo gudaha dalka Soomaaliya ku...

Al-Shabaab oo fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur ku toogatay Saddex nin

Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud waxay ku toogteen shalay gelinkii dambe saddex ruux oo ay ku eedeeyeen...

(Akhriso) Dacwad ka dhan ah Taliyaha NISA oo loo gudbiyey Madaxweyne Farmaajo

Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin u gudbiyey Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo...

Raisul Wasaare Khayre oo Magacaabay Guddi gurmad oo 8 Wasiir ka kooban (Magacyada)

Ra’iisal wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay in ay u gurmadaan dadka dhibaatadda ay kasoo gaartay daadadkii kusoo...

Nin qarax ka geysan rabay Muqdisho oo la toogtay & qof rayid ah oo...

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Macmacaanka ee Degmada Dharkeynley ku dishay nin rayid ah. Marxuumka la dilay oo...

Beesha caalamka oo War ka soo saartay heshiiskii Axmed Madoobe, Seeraar iyo Xiddig

 Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa soo soo dhoweeyey wada-hadalladii maamulka Jubaland iyo Golaha Isbadal doonka Jubaland, ee hogaamiyey heshiis dib-u-heshiisiin oo ay kala...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs