Wednesday, May 8, 2024

Kiisaska Coronavirus ee Muqdisho oo hoos u dhacay & gobolada dalka oo..

Cudurka Coronavirus ayaa ku sii baahaya Gobollada dalka qaarkood iyadoo gobolka Banaadir uu xanuunka hoos u dhac yar ka sameeyay Sida uu sheegay la...

(Sawirro) Mid ka mid ah Suuqyada waaweyn ee Muqdisho oo laga buufiyey COVID-19

Guddomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kormeeray Suuqa labaad ee caasimada ugu weyn ee Suuq...

Talaal loo helay cudurka COVID-19 & muran ka dhashay cida ugu horeysa ee laga...

Faransiiska ayaa sheegay inaysan wax la aqbali karo ahayn" in shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee Sanofi ay mudnaanta koowaad siiso suuqyada Mareykanka haddii ay...

Dayuurad gaar ah oo Muqdisho ka qaaday dad ka badan 150 qurbajoog Soomaali ah...

Dayuurad gaar ah ayaa caawa maqribkii garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaaday 153 qof oo ah Soomaali qurbajoog ah oo...

Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay Maxkamada G/Banaadir iyo tan Racfaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha...

Taliska ciidanka Booliska oo War ka soo saaray dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho

Taliska ciidamada Booliska ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaal xalay magaalada ku dhex maray laba ciidan oo ka kala tirsan Booliska iyo Milateriga. Afhayeenka...

Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka oo laga helay kiisas cusub oo Coronavirus ah

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 65 xaaladood oo COVID-19 ah, 5 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo hal bukaan...

Dagaal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa caawa wax yar ka hor saqdii dhexe ka dhacay magaalada Muqdisho caasimada Somalia kaasoo dhexmaray ciidamo la sheegay iney ka kala tirsan...

Ciidanka DF oo sheegay iney dileen Cabdi Muxsin Sh. Xuseen (Abu-Bakar) & ilaaladiisa

Ciidamada Xoogga dalka ayaa sheegay iney howlgal ka dhacay gobolka Sh/hoose ku dileen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo koox ka tirsan ilaaladiisa. Howlgalkan ayaa ka...

Al-Shabaab oo guddi todoba xubnood ka kooban u Magacowday COVID-19 (Akhriso)

Al-Shabaab ayaa shaacisay in arrimaha cudurka Coronavirus ay u magacaabeen guddi ka kooban todoba xubnood ka dib kulan ay ka yeesheen hogaamiyeyaashooda. Qoraal ka soo...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs