Monday, April 29, 2024

Ciidamada Danab oo gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey (Sawirro)

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari Hoomey ah oo Al-shabaab ku diyaariyeen walxaha qaraxa. Howlgalka lagu soo qabtay gaariga...

Maraykanka oo fariin cusub u diray Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada

Mareykanka ayaa farriin kale u diray Madaxda Soomaalida, isagoo ku booriyey inay xaliyaan caqabadaha horyaalla Heshiiska doorashada ee 17-kii September 2020. Qoraal oo soo baxday...

Maxaa looga hadlay qoraalka RW Rooble u diray Madaxda Dowlad goboleedyada?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa qoraal u diray dhamaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Maamulka gobalka Banaadir sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay...

Kiisaska cudurka Corona ee laga helayo gudaha Somalia oo sare u sii kacaya

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay in baaritaanadii ugu danbeeyay ee la sameeyay...

DEG DEG: Gaari uu la socday Imaamka beesha Mudulood oo lagu rasaaseeyey Muqdisho

Gaari la sheegay iney la socdeen odayaal dhaqameedyo uu ka mid ahaa Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf ayaa goor dhow lagu rasaaseeyey magaalada Muqdisho. Falkan...

Ciidamada Danab oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, nololna ku qabtay kuwo kale

Ciidamada Kumaandoska Danab oo howlgal ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheeegay inay Nolol KU qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha ciidamada...

Muwaadin Soomaaliyeed oo si arxan daro ah loogu dilay Magaalada Cape town

Muwaadin Soomaali ah ayaa xalay lagu toogtay duleedka magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika sida ay sheegayaan wararka dalkaas naga soo gaaraya ALLAHA u...

James Swan oo dowlado ay ku jirto Kenya kala hadlay arrimaha doorashada Somalia

Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa xiriir la sameeyay Waddamada Kenya, Ethiopia, Jabbuuti iyo Uganda si uu wax uga waydiiyo aragtidooda Doorashada...

Kenya oo shaacisay sababta ay u dalbatay in mar kale dib loo dhigo dacwada...

Kenya ayaa xaqiijisay in Maxkamadda ICJ ay ka dalbatay in markii 5aad dib loo dhigo dhageysiga furan ee kiiska la xiriira muranka xadka badweynta...

Maxay tahay sababta uu RW Rooble uga baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta?

Shirka todobaadlaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, Xubin Guddiga Madaxa Bannaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs