Sunday, May 19, 2024

Dhibaato ku soo korortay Magaalada Dhuusamareeb & shacabka oo cabanaya

Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa Waxaa soo badanaya  dhaca bareerka ah ee loo geysanayo dadka guriyahooda u sii hoyanaya sida ay sheegayaan...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo la kulmay Raisul Wasaarihii hore ee dalka

Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa hoygiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo si kulul ugu jawaabay odayaasha beesha Murusade

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland C/ladhiif Muuse Sanyare ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeeray Odayaal ka soo jeeda degmada dayniile ee...

Natiijada doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya oo la shaaciyey iyo Xisbiga talada haya oo..

Guddiga doorashooyinka Qaranka ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyey natiijada doorashada dalkaas ka dhacday 21-ka bishii June ee sanadkan ee loogu tartamaayey kuraasta baarlamanka. Guddiga ayaa...

(Sawirro) Guddiga doorashada heer federaal oo hal arrin ka balan-qaaday Musharaxiinta

Waxaa caawa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay guddiga doorasada heer federaal iyo xubno metelayey Midowga musharaxiinta Madaxweynaha oo socda ee Somalia. Kulanka labada...

Madaafiic goor dhow lagu weeraray Villa Soomaaliya iyo xaafado ku dhow

Abaare 9:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlay daryanka madaafiic ku dhacay qeybo ka mid ah magaalada. Wararka...

Cumar Filish oo amar & digniin siiyey Shirkadaha ka shaqeeya qeybinta Udxiyada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa la kulmay Wasiirka Wasaarada Diinta & Awqaafta iyo Hey’addaha ka...

Khilaafkii Siyaasiyiinta gobolada woqooyi ee DF oo mar kale soo labo kacleeyey ka dib...

Waxaa mar kale dib u soo labo kacleeyey Khilaafkii Siyaasiyiinta labada garab ee Gobolada Waqooyi ugu jira DF ka dib markii uu kala jabay...

Haween ka tirsan Muslimiinta India oo lagula kacay xad gudub caro badan dhaliyey

Booliiska dalka India ayaa bilaabay in ay baaraan sida toboneeyo dumar Muslimiin ah si been abuur ah loogu xaraashay dhanka internet-ka iyaga oo aan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs