Dowladda Soomaaliya oo taageero iyo garab istaag u muujisay Suudaan

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay si buuxda u garab-taagantahay dalka Suudaan oo muran iyo xiisad dagaal kala dhexeeyo dowladda Itoobiya. “Soomaaliya waxay si...

(Sawirro) Madaxweyne Samia oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay danjiraha cusub ee Somalia

Marwo Danjire Sahra Cali Xasan ayaa warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi, (Marwo) Samia Suluhu Hassan, kadib munaasabad lagu qabtay...

Cabdi Xaashi oo loo sameeyey Musharax Malxiis ah & Guddiga doorashada gobolada Waqooyi oo

Guddiga Maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi ee Somaliland oo diiwan geliyay musharixii ugu danbeeyay ee qaatay shahaadada Musharaxnimada Siciid Cumar Xuseen. Musharaxan ayaa la sheegay...

DEG DEG: Qarax lala beegsaday Maqaahi ku taalla Kismaayo iyo Khasaare ka dhashay

Qarax xoogan ayaa caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac leh sida ay...

Taliye ka tirsan Booliska Somaliland oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Sool

Taliyihii Booliska degmada Xudun ee gobolka Sool Cismaan Maxamuud Saalax ayaa ku geeriyooday iska horimaad dhexmaray booliska gobolka Sool iyo kooxo soo weeraray saldhigga...

Doorashadii Jarmalka oo lagu kala baxay & natiijo lama filaan ah oo la shaaciyey

Jarmalka ayaa 16 sano ka dib galay xaalad siyaasadeed aan hubanti laheyn ka dib markii xisbiga Mucaaradka ee Social Democrats uu si dirqi ah...

Beesha caalamka oo loogu baaqay iney qaswade u aqoonsadaan Farmaajo

Hogaamiyaha Xisbiga wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa si kulul uga hadlay talaabadadii Villa Somalia lagu geeyey 8 ka mid ah ergooyinka doorashada xubnaha aqalka sare...

DEG DEG: Farmaajo oo faragelin bilaabay & doorashadii xubnaha Somaliland oo dib loo dhigay

Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa dib u dhigay hadal jeedintii berri ee Musharaxiinta Aqalka Sare ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland.Dib ayaan kasoo...

James Swan oo digniin ka bixiyey ka dhalan karta khilaafka Farmaajo & Rooble

Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin Midowga Europe, Midowga Africa iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya ...

Natiijo hordhac ah oo ka soo baxaysa doorashada hogaanka dalka Jarmalka

Musharaxa Xisbiga bidix dhexe ee dalka Jarmalka Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaashiisa inuu ku faraxsan yahay natiijada hordhaca ah ee uu ka keenay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs