Soomaali boqolaal kun gaaraya oo beri u dareeraya doorasho qof iyo cod ah

Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa looga dareeri doonaa beri doorashadii lixaad ee dib u dhacday ee inta badan dalkaasi ka qabsoontay 21-kii bishii Juun...

Ganacsato dhaqaale ugu deeqday dayactirka Safaaradda Somalia ee Kambala (Sawirro)

Midowga ganacstada Soomaaliyeed ee qalabka dhismaha ee dalalka Uganda iyo K/Suudaan ayaa maanta deeq lacageed oo ay kaga qeyb-qaadanayaan dhismaha isxilqaanka ah Safaradda Soomaaliya...

James Swan oo dalab deg deg ah u diray Madaxda saddex dowlad goboleed

Wakiilka Q/Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa ugu baaqay Dowlad Goboleedyada inay degdeg ah u soo dhameystiraan xubnaha ka haray doorashada Senatarada Aqalka Sare,...

RW Rooble oo ka qeyb galay Munaasbad baroordiiq ah oo ka dhacday Villa Somalia...

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad  baroordiiq ah oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Hibaaq Abuukar Xassan.. Waxay ahayd...

Maxaabiis ku jirtay xabsi weyn oo hub helay, ka dibna dhexdooda islaayey (Sawirro)

Ugu yaraan 24 ruux ayaa ku geeriyootay weerar rabshado watay oo ka dhacay xabsi ku yaala dalka Ecuador oo ka mid ah wadamada Laatiin...

Beesha Abakar oo isku raacday in Xuseen Max’ed Nuur la siiyo Kursiga Xildhibaanimo

Waxgaradka, Aqoonyahanada, Dhalinayarada & qeybaha bulshada  Beesha Abakar ee Murusade ayaa isku raacay in sanadkan Kursiga Xildhibaanimo ee Beesha la siiyo Guddoomiye ku-xigeenkii hore...

Rooble oo War ka soo saaray lix Senator oo maanta lagu doortay Muqdisho

Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray xubnaha ku guuleystay doorashada Golaha Aqalka Sare ee BFS ku matalaya gobollada Waqooyi (Somaliland) "Waxaan...

Liiska Musharaxiinta beri galaya doorashada Aqalka sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga doorashooyinka gobolada woqooyi ayaa caawa shaaciyey liiska kama dambeysta ah ee musharaxiinta aqalka ku metelaya Somalliland. Musharaxiinta oo gaaraya 13 ayaa maanta jeediyey Khudbadahooda...

Wasaarada Waxbarashada Somalia oo amar culus ku soo rogtay Jaamacadaha dalka

Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Taciinta Sare ee dowlada Somalia ayaa Jaamacadaha dalka ku soo rogtay amar cusub oo faraya iney soo gudbiyaan xogta ardayda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs