RW Rooble oo ka qeyb galay Munaasbad baroordiiq ah oo ka dhacday Villa Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad  baroordiiq ah oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Hibaaq Abuukar Xassan..

Waxay ahayd Hibaaq la taliyihii arrimaha haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyadoo 25-kii bishan ku geeriyootay qarax ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu mar kale tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelada iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Hibaaq Abuukar Xasan.

“Marxuumad Hibaaq waxay ahayd gabar dhallinyaro ah oo firfircoon, howlkar ah, kuna sifowday daacadnimo iyo dal jaceyl, ILAaHAY ha ku irsaaqo waxaan janooyinkiisa raxmadda leh” ayuu yiri Rooble.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -