Liiska Musharaxiinta beri galaya doorashada Aqalka sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga doorashooyinka gobolada woqooyi ayaa caawa shaaciyey liiska kama dambeysta ah ee musharaxiinta aqalka ku metelaya Somalliland.

Musharaxiinta oo gaaraya 13 ayaa maanta jeediyey Khudbadahooda la xiriira ololaha doorashada iyo waxbaqadkooda, waxaana beri kala saaraya ergooyin la soo xulay oo haatan ku xareysan xerada Afisiyooni.

Musharaxiinta loo soo gudbiyey RW Rooble oo markii hore ahaa 23 ayaa sida muuqata waxaa ka soo haray 13 musharax oo buuxiyey shuruudaha looga baahnaa.

Hoos ka akhriso 13 Musharax oo iskugu soo haray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -