Friday, April 26, 2024

Ciidamo taabacsan Ahlu sunna oo maanta dagaal la’aan la wareegay degaano cusub

Ciidamada Ahlusunna oo saaka ka dhaqaaqay degmada Guriceel ayaa la wareegay gacan ku heynta degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab. Ciidanka...

Kenya oo shaacisay ineysan aqoonsan doonin go’aanka Maxkamada ICJ ee kiiska badda

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday maanta in aysan aqoonsa doonin go'aan kasta oo ka soo baxa maxkamadda cadaaladda adduunka xilli todobaadka dambe la sugayo...

Gujis Maraykanku leeyahay oo lagu weeraray meel ku dhow xeebaha Shiinaha

Markab nooca biyaha hoostooda quusa ah oo xambaarsan hubka nuclear-ka, ayna leeyihiin ciidamada Maraykanka ayaa wax la garan waayey ay ku dhaceen xilli uu...

Dowlada Turkiga oo si kulul u dhaleeceysey talaabo ay qaaday Israel

Wasaarada Arrimaha dibada Turkiga ayaa lagu cambaareeyay go'aanka Israel ee ugu fasaxsay Yuhuuda ku cibaadeysiga Masjidka Barakeysan ee Qudus. Bayaan ka soo baxay Wasaarada ayaa...

QM oo laga dalbaday inay hakiso go’aanka Maxkmada ICJ ee dacwada badda Somalia &...

David Matsanga, oo ah Gudomiyaha Pan African Forum oo ka shaqeeysa xalinta khilaafadka Africa ayaa dalbaday in la hakiyo ku dhawaaqida go'aanka Maxkamada ICJ...

Somalia oo ka mid noqotay 47 dal oo laga saaray Liiska casaanka ah ee...

Britain ayaa dib u habeyn ku sameysay dalalka ku jiray liiska Cas ee dadka soo booqanaya dalkaas cudurka COVID-19 awgeed. Dadka ka soo jeeda dalalkan...

Dagaal khasaare geystay oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan DF (Maxaa sababay)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose iska horimaad ayaa maanta halkaas ku dhexmaray laba ciidan oo ka kala...

DEG DEG: Fiqi oo iska casilay xilka Wasiirka amniga Galmudug, kana hadlay sababta

Wasiirka amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa goor dhow shaaciyey inuu iska casilay xilka Fiqi oo qoraal soo dhigay bartiisa facebook ayaa sidoo kale...

Rooble oo Muqdisho ku soo laabtay iyo Qatar oo labo arrimood ka balan-qaaday

Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib booqasho rasmi ah oo uu...

Faahfaahin: Saldhigyo ay laheyd Al-Shabaab oo duqeymo cirka ah lagu burburiyey

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqaymo cusub ay ka dhaceen gobolka Gedo kuwaasoo lala beegsaday xoogaga Al-Shabaab. Barta twitter-ka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs