Tuesday, May 7, 2024

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo labo arrin oo muhiim ah u tagay Boosaaso (Sawirro)

Xubno ka mida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta gaaray Xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso. Xubnaha guddiga Waxa garoonka Dayuuradaha  ku soo dhaweeyay Guddiga...

Xarumo kuyaala Muqdisho oo Dib u dhis lagu sameeyay Xarigana laga jaray ( Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo...

Halis cusub oo kusoo korortay magaalada Muqdisho iyo Ciidamo sabab u ah !!

Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkan dambe kusoo kordhay dhaca loo geesanayo mootooyinka loo yaqaan Fekon oo inta badan adeegsadaan dhalinyarada magaalada kunool iyo dadka ganacsatada...

Muxuu Rooble kala hadlay Wafdiga dowlada Somalia u dirtay Maxkamada ICJ? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa kulan dhiirrigelin ah habka fogaan aragga kula yeeshay wefdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka...

Xildh. Mahad Salaad oo jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Axmed Fiqi

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa jawaab kulul siiyey Wasiirkii is-casilay ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo galabta qabtay shir...

Maxaa looga hadlay shirkii Madaxweyne Qoorqoor & Saraakiisha AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa looga hadlay...

Axmed Fiqi oo kashifay ujeedka Qoorqoor ka leeyahay dagaalka Ahlu sunna

Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa faafhaahin ka bixiyey xaaladda cakiran Galmudug iyo sababihii keenay inuu xilka isla casilo ka dib...

Dowlada Somalia oo soo saartay amar looga guurayo dhul ku yaalla degmada Dayniile

Wasaaradda warfaafinta Somalia ayaa dadka deggan Ex- xaruntii War laliska Radio Muqdisho ugu baaqday inay baneeyaan dhulkaas. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu faray...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs