Saturday, April 27, 2024

Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Puntland oo is casilay, kana hadlay Sababta

Guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casilay xilka guddoomiyenimada guddigaas. Saalax ayaa si weyn loogu ammaanay inta uu xilka guddoomiyenimada...

(Sawirro) Arrin cusub oo lagu arkay xeebta Liido iyo cabsi badan oo laga muujiyey

Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka lagu arkay xumbo buuro ka sameysan oo biyaha badda ka dhashay. Dadka halkaas ku sugan iyo kuwa...

Dab xoog leh oo goor dhow ka kacay suuq ku yaalla Magaalada Muqdisho

Dab xoogan ayaa goordhow oo barqadii ah ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Suuqa Sei-biyaano oo ku yaalla degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Dabka...

Beesha caalamka oo ka hor timid go’aanka garoonka Aadan cadde looga saarayo NISA

Xubnaha Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay go'aanka ka soo baxay Wasiirka Amniga kaasoo la xiriiray in Ciidamada Hay’adda...

Wasiirka amniga oo war cusub ka soo saaray amarkii ciidanka NISA ee garoonka Aadan...

Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyey qoraal uu shalay soo saaray oo taliyaha KMG ah ee hay’adda Nabad Sugidda ku...

(Sawirro) Ciidanka Gorgor oo howlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka gaarka ah ee Kumaandoska Gorgor ayaa howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan  gobolka Shabeellaha hoose oo ay dhaqdhaqaaqyo la wadeen dagaalyahano ka tirsan...

Qarax ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay Muqdisho & Booliska oo ka hadlay (Sawirro)

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa caawa ku qarxay wadada soddonka gaar ahaan meel ku dhow isgoyska baar Ubax ee magaalada Muqdisho Taliska Booliiska...

Wasiirka Amniga DF oo soo saaray amar culus oo ku socda Heyadda NISA (Akhriso)

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumada Somalia C/llaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray wareegto fareysa in ammaanka garoonka Aadan Cadde gebi ahaanba looga dambeeyo Ciidanka...

(Daawo Sawirro) Laftgareen iyo wafdi uu horkacayo oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Laftagareen ayaa waxaa ku soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs