Wasiirka Amniga DF oo soo saaray amar culus oo ku socda Heyadda NISA (Akhriso)

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumada Somalia C/llaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray wareegto fareysa in ammaanka garoonka Aadan Cadde gebi ahaanba looga dambeeyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

C/llaahi Maxamed Nuur ayaa sidoo kale amar ku siiyey inay iskaga baxaan garoonka Aadan cadde Ciidanka NISA ee halkaas farriisimaha ku leh.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

- Advertisement -