Sunday, April 28, 2024

DEG DEG: Farmaajo oo War kulul ka soo saaray heshiiska Wasiirka Batroolka uu saxiixay

Madaxweynaha Somalia ayaa ka soo horjeestay heshiis uu magaalada London ku saxiixay wasiirka batroolka Somalia kaasoo dhigaya Wax soo saar Wadaag 7 xirmood oo...

RW Rooble oo ka hor yimid heshiis uu galay Wasiirkiisa Batroolka & Macdanta

Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa lagu caddeeyay in heshiiska uu Wasiirka Batroolka saxiixay ee la xariirta arrimaha shidaalka...

Musharaxiin uu ku jiro Fahad Yaasiin oo qaatay shahaadada diiwaan-gelinta (Sawirro)

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed Hirshabeelle ayaa Guddoonsiiyay Shahadada musharaxinimo 12 musharax kadib markii ay soo dhameystireen shuruudaha doorashada Golaha Shacabka Musharaxiintan ayaa ku...

Raisul Wasaare Rooble oo amar siiyey laamaha amniga dalka ka dib qaraxii Baladweyne

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qaraxii ka dhacay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaasoo sababay dhimasho iyo...

Itoobiya oo korontadii ugu horeysay ka dhalineysa Biyo xireenka muranka dhaliyay

Dowlada Ethiopia ayaa Axadda berri ah bilaabeysa inay koronto ka dhaliso biyo-xireenka muranka badan dhaliyay ee wabiga Nile-ka Buluuga. Biyo xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam...

(Sawirro) La-taliyaha amniga Qaranka Fahad Yaasiin oo ka degay Baladweyne

La-taliyaha amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goordhow ka gaaray Magaalada Baladweyneee Xarunta Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabelle ayaa Garoonka dayuuradaha Ugaas...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magalada Boosaaso

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay, lix kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray qarax galabta ka dhacay maqaahi ku taalla magaalada Boosaaso ee gobolka...

Dayuurad ciidamo siday oo ka degtay Baladweyne iyo Fahad Yaasiin oo ku sii jeeda

Ciidamo la sheegay inay yihiin ilaalada gaarka ah ee Fahad Yasiin Xaaji Daahir kana ambabaxay Garoonka dayuuradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada...

Axmed Safiina: “Haddii kooramku buuxsamo waan qabaneynaa doorashada Madaxweynaha”

Afhayeenka guddiga doorashada heer-federaal Axmed Aadan Safiina ayaa sheegay in haddii kooramku buuxsamo ay dooranayaan guddoonka baarlamanaka iyo Madaxweynaha,  oo aan loo joojineyn khilaafka...

Xildhibaano ku soo baxay doorasho aan lagu tartamin oo Kismaayo ka dhacday

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa saaka ku qabtay magaalada Kismaayo doorashada 3 kursi oo ka tirsan Golaha shacabka Somalia taasoo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs