Sunday, April 28, 2024

(Sawirro) Dr. Biday oo loo doortay Gudoomiyaha Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed

Shirwaynihii 3aad ee Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee ururka oo ka kooban Gudoomiye...

William Ruto oo balanqaad la xiriira Soomaaliya u sameeyey Beeraleyda Qaadka Kenya

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, William Ruto, oo maalmihii la soo dhaafay ololahiisa doorasho ka waday gobolka jaadka uu ka baxo ee Meru ayaa...

Maxay tahay sababta ay mudooyinkan u soo kordheen Weerarada Al-Shabaab?

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda iyo doorashada ay kordhisay Al-Shabaab weerarada ay ka wado gudaha...

Madaxweyne Putin oo ciidamadiisa amar ku siiyey iney galaan Ukrine (Sawirro)

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amar ku siiyey ciidamadiisa inay gudaha u galaan labada gobol ee ay ka taliyaan kooxaha gooni u goosadka ah...

Rag qaraxyo ku weeraray saldhigyada Booliska Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Booliiska qaar ka mid ah degmooyinka...

Nin ka lumay hooyadiis oo dib ula Midoobay ku dhowaad 50 sano ka dib...

Nin la sheegay inuu ka soo jeeda Eritrea oo ay kala lumeen hooyadiis isagoo ilmo yar ah, ayaa dib ula midoobay 47 sano ka...

Ruushka oo diyaarsaday liiska dad uu leynayo marka uu qabsado dalka Ukraine

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in xogo sirdoon oo sheegaya in Moscow ay diyaarisay liiska dadka ay dooneyso inay khaarijiso ee Ukraine ku nool ka...

Deni oo lagu soo dhoweeyey Boosaaso, kana hadlay qaraxii lala beegsaday (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey labo askari oo ka tirsan ciidanka ilaaladiisa gaar ah oo maanta ku geeriyooday qarax ka dhacay...

Musharax Khayre oo hal arrin ku amaanay Raisul Wasaare Rooble, kuna baaqay..

RW hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ahna Musharax u taagan doorashada madaxweynaha dalka ayaa ku amaanay RW Rooble soo afjarida doorashada xubnaha labada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs