Qaar ka mid ah Wasiiradii uu Magacaabay Cali Guudlaawe oo xilka la wareegay (Sawirro)
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda Wasaaradaha Maaliyada, Waxbarashada, Caafimaadka, Cadaalada, Haweenka, Qorsheynta, Gaadiidka, Gargaarka, Boostada iyo...
(Sawirro) Xassan Shiikh oo booqday Taliska ciidanka Booliska, kuna dhawaaqay..
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...
(Daawo Sawirro) Puntland oo kordhisay Maalmaha fasaxa shaqada ee todobaadka
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda...
Mataanayaal wacdaro ka dhigay natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland
Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12aad ee degaanada hoos taga Maamulkaas kaasoo ay u fariisteen ku dhowaad 6 kun oo arday.
Imtixaanka...
DEG DEG: Dowlada Somalia oo taageero Siyaasadeed u muujisay waddanka Shiinaha
Dowlada Somalia ayaa war cad ka soo saartay xiisada u dhexeysa dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha
"Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaay mar kale ku celinaysaa taageerada...
Golaha shacabka oo shaaciyey Maalinta codka kalsoonida loo qaadayo Wasiirada cusub
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah uu jiro Kulanka Golaha Shacabka
Ajendaha kulanka ayaa la sheegay inuu yahay cod u qaadista...
Dowlad Goboleedka K/Galbeed oo shaaciyey inuu yeelanayo afar caasimadood
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dalka Itoobiya oo bilooyin ka hor la aasaasay ayaa qaatay dad badan ka yaabiyey oo sheegaya iney afar magaalo...
Madaxweyne Xassan Shiikh oo safarkiisii 8aad ugu ambabaxaya dalka dibediisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisii Safarkiisii 8aad ku tagaya Dalka Uganda tan iyo markii xilka dib loogu doortay bishii May.
Xassan Shiikh ayaa...
Abiy Ahmed oo ka carooday talaabo ay qaadeen Mareykanka iyo Midowga Yurub
Itoobiya ayaa cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka Tigray, iyadoo ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan...
Al-Shabaab oo War ka soo saartay Khasaaraha weerarkii xerada ciidanka Gorgor
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha laga soo buuxiyey kaasoo shalay lagu qaaday xero ciidanka kumandoska Gorgor ku...