Tuesday, May 21, 2024

Faahfaahin: Saldhig ciidamada Kenya ku leeyihin Jubada hoose oo la weeraray

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo uu ka dhashay...

Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku qabtay Burcad si xeeladeesan gaari u dhacday

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Kaaraan gaar ahaan xaafada Buulo Maaxay kusoo qabtay burcad hubeesan oo dhawwaan Muqdisho ku dhacay...

(Daawo Sawirro) Shiikh Aadan Madoobe oo la kulmay wasiiro uu ku jiro Mukhtaar Roobow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia mudane Sheikh Adan Mohamed Nuur Madobe ayaa caawa hoygiisa ku qaabiley Wasiirada  magacaaban ee dowladda Federaalka ku matala dowlad...

Taliye cusub oo loo Magacaabay howlgalka ciidanka Mareykanka ee AFRICOM

Taliska milatariga Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa yeelanaya taliye cusub laga bilaabo Talaadada soo socota. Taliyaha cusub ayaa lagu magacaabaa Jen. Michael Langley ayaa noqday...

Safaarada Soomaaliya ee Turkiga oo ka hadashay wiil Soomaali ah oo dalkaas lagu dilay

Safaarada Soomaaliya ku leedahay magaalada Ankara ayaa ka hadashay wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Izmir ee dalka Turkiga. Wiilkan oo kasoo jeeda magaalada Burco...

Ruushka oo Mareykanka ku eedeeyey inuu si toos ah ugu biiray dagaalka Ukraine

Ruushka ayaa markii ugu horraysay Mareykanka ku eedeeyay inuu si toos ah ugu lug leeyahay dagaalka ka socda Ukraine, Afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga Moscow...

Shiikh Fu’aad Shongole oo beeniyey war ay dhowaan faafisay dowlada Itoobiya

Shiikh Fu'aad Maxamed Khalaf (Shongole) oo ka mid ah hogaamiyeyaasha sare ee Al-Shabaab ayaa ka hadlayo dagaaladii ugu dambeeyey ee dhexmaray ciidankooda iyo kuwa...

Laftagareen oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha ciidanka Liyu Boolis (Sawirro)

Taliyaha guud ee Ciidanka Xoogga gaarka ah ee Deegaanka Soomaalida General Mohamed Ahmed iyo Madaxa howlgalinta Ciidanka Qaranka Ethiopia Major General Tesfaye Ayalew ayaa...

Cali Guudlaawe oo ka hadlay howlaha horyaala Wasiirada cusub ee Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa uga mahadceliyay  Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha cusub ee...

(Sawirro) Milateriga Somalia oo soo bandhigay hub ay ka furteen kooxda Al-Shabaab

Ciidanka Xooga dalka ayaa degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ku soo bandhigay hub ay saraakiisha ciidamadu sheegeen in shalay deegaanka Bukure loogu soo furtay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs