Cabsi laga qabo inuu faafo Cudurka Ebola ee ka dilaacay Ugandha (Sawirro)

Heyadda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka Ebola ee ka dilaacay Uganda la ogaaday goor dambe. Baaritaano horudhac ah ayaa sheegaya in astaamaha...

Qaar ka mid ah qeybaha afafka dibeda ee BBC-da oo la xirayo & Laanta...

Dawladda Ingiriiska oo warbaahinta BBC da samaysay bartimihii qarnigii hore ayaa hadda ku hawlan sidii loo dhimi lahaa shaqada Warbaahintaas oo mar ahaan jirtay...

Digniin laga bixiyey qaraxyo ka dhici kara Muqdisho & goobaha laga cabsi qabo

Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Muqdisho ayaa loo diray digniin ku saabsan qaraxyo ay suura gal tahay iney ka dhacaan magaalada saacadaha soo...

Somaliland oo sheegtay in goob Ceel Biyood laga qodayey uu ka soo baxay shidaal

Somaliland ayaa sheegtay in raadka wax u muuqda shidaal laga helay degaanka Baha-Dhamal oo ka tirsan degmada Sallaxley. Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland oo shir...

Al-Shabaab oo fagaare ku toogatay 6 nin oo lagu eedeeyey..(Magacyada)

Al-Shabaab ayaa galabta ku toogatay fagaare ku yaalla degmada Kuunyo barow ee gobolka Sh/hoose lix nin. Raggan ayey Al-Shabaab ku eedeysay iney ahaayeen basaasiin u...

RW Xamse oo furay Ololaha Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta & Nabadeynta (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ka daah-furay magaalada Muqdisho ololaha Qaran ee Doorka Dhallinyarada ee  dib-u-xoreynta iyo nabadeynta. Munaasabadan ayaa...

Shir u soo gebageboobay Wasaaraddaha Caddaalada DF & dowlad goboleedyada (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqidsho ku soo gabagaboobay Shirka Wadatashiga Wassaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowladaha Xubnaha ka...

Cali Guudlaawe oo arrin culus ku wargeliyey Taliyaha Sector five ee Ciidanka ATMIS (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan kula qaatay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe Taliyaha sector five ee Ciidamada ATMIS Cali Guudlaawe ayaa Taliyaha...

Xassan Shiikh: “Marxuum Nabaddoon Cilmi Hagar waxa uu lahaa labo himilo oo waaweyn”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabeelle,...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Nabad sugida K/Galbeed (Sawirro)

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Maamulka gobolka Bakool ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia. Maxamed Xasan Nuur oo ka tirsana Al-Shabaab ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs