Thursday, May 2, 2024

Cali Jeyte & Sanbaloolshe oo gaaray Yasooman ka dib dagaalkii maanta (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan oo u wehliyo Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo masuuliyiin ka'tirsan Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa gaaray galabta...

DEG DEG: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama

Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah qarax meelo badan laga maqlay uu ka dhacay agagaarka halka loo yaqaano Tre-biano oo ku taalla wadada Maka...

Dowlada Eritrea oo bilowday qabqabshada dhalinyarada sida qasabka ah loo askareynayo

Dowlada Eritrea ayaa xoojisay abaabulka ciidan iyo baadigoobka ragga diiday inay ku biiraan ciidanka, iyadoo uu sii xoogeysanayo dagaalka ka socda gobolka Tigray ee...

Safiiro Afrikaan ah oo warqadaha aqoonsiga ku wareejiyey Xassan Shiikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mudane Mninwa Johannes iyo...

Warar iyo xog cusub oo laga helay dagaalo qaraar oo ka dhacay degaanka Yasooman

Ciidamada dawladda oo ay taageerayaan kuwa deegaanka ayaa dib u qabsaday degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo saaka ay weerar culus ku soo qaadeen...

(Sawirro) Xassan Shiikh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalal ka tirsan Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jarmalka, Denmark iyo Belgium ee loo...

Somalia oo gaartay Finalka tartanka K/Cagta bariga iyo bartamaha Afrika

Ciyaartoyda Xulka qaranka Somalia ee ay da'doodu ka hooseyso 17-ka sano ee bariga iyo bartamaha Afrika ayaa maanta guul ka gaaray ciyaar ay isaga...

Xassan Shiikh oo Jaamacadda Nabada ee Qaramada Midoobay ka qaatay..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaatay shahaadada sare ee culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horumarka ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu ku bixinayso...

Maxaa ka jira in la dilay Hogaamiyihii Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan?

Sida ay sheegtay Warbaahinta dowladda Somalia hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay degaanka...

NISA oo garoonka dayuuradaha ka xirtay Cabdalla Axmed Mumin (Sababta)

Saraakiisha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka  NISA ayaa xabsiga u taxaabay Xoghayaha ururka suxufiyiinta ee Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabdalla Axmed Muumin xili uu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs