Saturday, February 29, 2020

Kulankii Baarlamanka Somalia oo si kulul loogu dhaleeceeyey Xukuumada Khayre (Sawirro)

Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa dood kulul ka yeeshay xaaladda amniga magaalada Muqdisho iyo guud ahaan tan dalka. Qaar...

Wufuudii Aqalka sare oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo iyo Kismaayo (Daawo Sawirro)

Labo Wafdi oo ka socda aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo oo ah ee xarumaha KMG ah...

Khayre oo ka hadlay hal arrin oo fursad u noqon karta dib u dhiska...

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay in barnaamijka is-xilqaan uu fursad wanaagsan u yahay dib u dhiska dalka...

(Akhriso) Madaxweyne Xaaf oo Maamul cusub u magacaabay degmo ka tirsan G/gaduud

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saaray wareegto uu Maamul Cusub ugu magacabay degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud. Xaaf ayaa Guddoomiyaha...

Baarlamanka Somalia oo maanta yeelanaya kulan qodob xasaasi ah looga doodayo

Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda Magaalada Muqdisho iyagoo ka doodaya qodob ku saabsan amniga Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay lagu...

Maxaa baajiyey shirkii wada tashiga ahaa ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?

Shirkii wadatashiga ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada  ayaa dib u dhacay Shirkan oo lagu waday inuu maanta...

Raisul Wasaare Khayre oo jawaab culus u diray Madaxda dowlad goboleedyada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad looga hadlayay barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in aysan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo caawa lagu dilay magaalada Cape Town

Kooxo burcad hubeesan ayaa caawa Deegaanka Philip oo katirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ku...

R/W Kheyre oo kormeer shaqo ku tegay xarunta Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka Gobalka Banaadir, wuxuuna kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka...

Bilado qaali ah oo la gudoonsiiyay Abiy Ahmed iyo Isaias Afwerki (Daawo Sawirada)

Boqorka Sucuudi Carabiya Salman Bin Cabdulcasiis ayaa bilado qaali ah magaalada Jiddah ku gudoonsiiyay Madaweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Biladan...

LAST WEEK NEWS