Sunday, April 28, 2024

Maraykanka oo qaadaya talaabo lagu carqaladeynayo xiriirka Iran iyo Ruushka

Maraykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay gargaar cusub oo militari oo uu siinayo Ukraine, wuxuuna wacad ku maray inuu carqaladeyn doono xiriirka Ruushka uu la...

Laftagareen oo Baydhabo ku laabtay iyo Xog ku aadan kulankii isaga iyo Deni

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Safar shaqo ugu Maqnaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ayaa...

Daacuun Maalin kaliya boqolaal qof ku dilay caasimada Port-au-Prince (Sawirro)

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xanuunka daacuunku uu ka dilaacay dalka Haiti isaga oo si weyn ugu faafaya dalkaas. Maalinimadii Khamiistii ayaa wararku sheegayaan...

(Akhriso) Dowlada Somalia oo War kulul ka soo saartay fal ay ku kaceen Al-Shabaabkii...

Dawladda Soomaaliya ayaa cambaareysay talaabo ay kooxda Al-shabaabkii ka baxay degmada Aadan yabaal ku laayeen raggii kaga dhaawacmay dagaalka ay la galeen ciidamada DF. Qoraal...

Cali Guudlaawe oo safar dhulka ah ku maray degaano laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray deegaanada qurax-madoobe, Biya cade, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf. Degaanadan oo ka tirsan gobolka...

Somalia oo geeska Afrika ku meteleysa shirka caalamiga ah ee GPE (Sawirro)

Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS, Mudane Farah Sheikh Abdulkadir , oo magaalada Paris uga qayb galay shirka Golaha Sare ee Iskaashiga Caalamiga...

Taliye Mahad Salaad oo amar culus soo saaray ka dib dilkii loo geystay Bakaal...

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Riyadh (Sawiro)

Madaxweynaha Somalia  Xasan Shiikh Maxamuud  iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saqdii Dhexe xalay ka degay Garoonka Caalamiga Diyaaradaha King Khalid International Airport ee ku...

Maxaa ka qaldan Shirkada Beco? (Shacabka Muqdisho oo qaati ka taagan koronto xumo)

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya adeegga Koronto ee Shirkadda Beco oo maalin kasta baxda dhowr jeer, waxayna markiiba ka maqnaataa muddo saacado ah. Arintan...

Faahfaahin: Taliyihii ciidanka Nabad sugida NISA ee gobolka Gedo oo qarax lagu dilay

Taliyihii ciidanka Nabad Sugida iyo sirdoonka NISA ee gobolka Gedo Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan (Bakaal Kooke) ayaa lagu dilay qarax sida ay sheegayaan wararka naga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs