Friday, April 26, 2024

Mid ka mid ah dalalka Carabta oo cafiyay qeyb ka mid ah deyn uu...

Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan Kala-bar Lacagihii ay ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi hayey AUN...

Qaraxyo caawa lagu weeraray xero ay ku jireen ciidankii lagu soo tababaray Eritrea

Dhowr qarax ayaa caawa laga maqlay nawaaxiga xerada Jen. Gordan oo ku taalla agagaarka Ex-Warshaddii Caanaha, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku...

Mareykanka oo dowlada Somalia ku wareejiyey hub, Gaadiid iyo saanado kale (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur  ayaa galabta safaarada Mareykanka ee Muqdisho ka gudoomay hub iyo saanad loogu talo galay ciidanka xoogga dalka kuwa...

Cali Jeyte oo ka hor yimid qoraal ka soo baxay Wasarada arimaha gudaha Hirshabelle

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ka hor yimid Qoraal shalay ka soo baxay Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabelle C/raxmaan Daahir Guure, taasoo maamul...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray sharciga heyadda NISA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka. Shirka ayaa...

Israel oo Wasiir ka tirsan Maamulka Falastiin u diiday inuu ku laabto daanta Galbeed

Wasiirka arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa sheegay in Israa’iil ay kala noqotay sharcigii xagga safarka, taasoo qayb ka ah tallaabooyin ciqaab ah oo ka...

Cuqaasha Gobolka Sool oo 12 qodob ka soo saaray colaada Laascaanood (Akhriso)

Guddi uu magacaabay garaadka guud ee gobolka Sool Garaad Jaamac, kana kooban 33 qof ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolkaas iyo sidii loo...

Maxaa ka dhacay gudaha dayuradii uu Muqdisho ka raacay RW Xamse? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa intii uu maanta ku guda jiray safarkiisa waxa uu dayaaradda dhexdeeda kula kulmay, mid...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Mudane Cusmaan Macalin Cabdi Ibraahim in uu noqdo La-taliyaha Arimaha Golaha...

Ku dhowaad 30 qof oo ku dhimatay howlgal lagu soo qabtay Ovidio Guzman (Sawirro)

Sagaal iyo toban qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha burcadda ah iyo 10 askari oo milateri ah ayaa lagu dilay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs