Tuesday, May 7, 2024

Milkiilaha Shirkadda Facebook oo lacag ka dhigay calaamada buluugga ah (Verified)

Milkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg  ayaa ku dhawaaqay in wixii ka dambeeya calaamada baluuga (Verified) laga dhigay Lacag. Qof kasto oo calaamadaas raba wuxuu bixin...

Wiil arday ahaa oo lagu dilay Magaalada Muqdisho iyo caro ka dhalatay

Wiil dhalinyaro ah oo la sheegay inuu arday ahaa ayaa maanta lagu dilay agagaarka isgoyska Baar Ubax oo ka tirsan degmada H/wadaag ee Magaalada...

Aqalka Sare oo dood dheer ka dib ansixiyey sharci muhiim ah oo la horkeenay...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 13-aad oo lagu meel mariyay...

Maxay ka wada hadleen Xasan Shiikh & dhigiisa William Ruto? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay...

(Akhriso) Mid ka mid ah beelaha Somaliland oo Muuse Biixi ku eedeysay dagaalka Laascaanood

Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka  beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay war ku saabsan dagaalka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool, iyaga ku eedeeyay...

Kuuriyada Woqooyi oo ka qaaday talaabo ka nixisay Mareykanka & xulufadiisa (Sawirro)

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay iney sameysay tijaabadii ugu dambeysay ee gantaalada ballastic-ga ee isaga kala goosha qaaradaha taasoo ay ula jeeday in ay sii...

Israel oo waaberigii saaka Gantaalo ku weerartay Magalada Dimishiq (Sawirro)

Ciidamada Israa'iil ayaa saaka aroornimadii gantaalo ku garaacday dhisme ku yaalla xaafadda Kafr Sousa ee bartamaha magaalada Dimishiq ee dalka Siiriya. Goobta la duqeeyey ayaa...

Booliska DF oo toogtay nin bastoolad ku hubeysan oo dil geysan rabay

Nin hubeysan ayaa la soo sheegayaa in saaka lagu dilay degaanka Garasbaaley ee fuleedka magaalada Muqdisho ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamada...

Ruushka oo lagu eedeeyey inuu dambiyo culus ka geystay dalka Ukraine

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa kama dambeys caddeysay in  Ruushku uu galay dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada intii lagu jiray duullaanka sanadka socday ee...

Safaarada Turkiga oo soo dhoweysay talaabo uu qaaday Golaha shacabka Somalia

Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa fadhigii shalay ee baarlamanka Somalia xildhibaanada u sheegay in latashiyo ay soo sameeyeen...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs