Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in 70% hoos loo dhigay weeraradii Al-shabaab

Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ayaa bogaadiyey guulaha ay ciidamada xoogga dalka ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-shabaab Kulankii golaha wasiirada ee shalay ayaa...

Madaxweyne Biden oo ciqaab ugu goodiyey dhinacyada isku haya dalka Sudan

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ka xumaaday rabshadaha ka sii socda dalka Sudan, isaga oo soo rogay cunaqabatayno. Waxaa ka mid ah cuno qabateynta...

(Sawirro) Wejigii dhabta ahaa ee Fircoon oo markii ugu horeysay la soo bandhigay

Wajiga Fircoonkii hore ee Masar ugu awooda badnaa, Ramesses II, ayaa la arki karaa markii ugu horeysay muddo 3,200 sano ah iyadoo ay ugu...

Mas noociisa aan dunida horey loogu arag oo laga helay webiga Amazon (Sawirro)

Saynisyahano reer Brazil ah ayaa daaha ka qaaday inay heleen noole cusub oo aan weli magac loo bixin laakiin ay ugu yeereen Maskii indha...

Dowlad muslim ah oo Eey ugu abaalguday dowlad kale (Sabab cajiib ah)+Sawirro

Turkiga ayaa laga soo duuliyey Eey si uu ugu muujiyo Mexico abaalka ay u gashay ka dib markii ay ku caawisay eeyo loo adeegsaday...

(Sawirro) Cali Jeyte & ciidan uu wato oo Al-Shabaab ku weeraray Jiinka webiga Shabelle

WAR-SAXAAFADEED Gudoomiyaha gobalka hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa maalinkii sadexaad oo xiriir ah hogaaminayo gulufka ka dhan ah khawaariijta Al-shabaab kuwaasoo looga saarayo degaanada...

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaano cusub oo ka tirsan Mudug

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka oo iskaashanaya ayaa maanta la wareegay Deegaanno dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Degaanada Ciidamadu la wareegeen ayaa...

Xogta kulan dhexmaray Madaxweyne Guudlaawe iyo Danjire Tim Trenkle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiir Ku-xigeenka Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Tim Trenkle. Kulankaan ayaa...

Wasiir Faroole: “Puntland uma dhutineyso dowlad Xamar lagu waardiyeeyo”

Puntland ayaa madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeysay ineysan rabin nidaam dowladnimo oo sax ah iney ku maamusho dalka, iyadoo hadalkan uu ku soo...

(Sawirro) Dayuurado weeraray Madaxtoyada Ruushka & Putin oo dil ka badbaaday

Ruushka ayaa ku eedeeyay Ukraine inay habeen hore ku weerareen aqalka Kremlin-ka ee magaalada Moscow diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, isku day fashilmay oo lagu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs