Thursday, May 9, 2024

Qaramada Midoobay oo digniin adag ka soo saartay doorashooyinka sanadka 2020

Warbixin ay soo saartay QM ayaa Dowladda Soomaaliya ku boorisay inay qaado talaabooyin xaqiijinaya in doorashadda soo socota ee dalka ka dhaceysa sanadka 2020...

Dowlada Somalia oo markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka Jabuuti & Eritreya

Dowlada federaalka Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka dhinaca xuduuda ah ee u dhexeeya dalalka Jabuuti iyo Eritreya. Wasiirka arrimaha dibeda Somalia Axmed...

Xukuumada Somalia & Golaha dhaqaalaha Qaranka oo kulankii ugu horeeyey yeeshay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay kulan ay yeesheen guddiga dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Golaha...

Guddoomiye Mursal oo si kulul u dhaiilay Wasaarada dastuurka Somalia (Daawo Sawirro)

Guddiga joogtada ee Golaha shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Eritreya (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la...

Daawo Sawirada: Kheyre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Todobaadlaha ah ee SMP3

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee barnaamijka kormeerka shaqaalaha (Staff Monitored Program...

R/W Khayre Oo la Kulmay Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Osman Saleh iyo la taliyaha madaxweynaha Yemane Gebreab...

Damaca Mucaaradka Dowladda uu Hogaamiyo Farmaajo Iyo Saameyntiisa! 

Sida na isoo gaaraysa, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan gudihiisa soo gaaro caasimadda Soomaaliya ee magaalada...

Xaguu ku dambeeyay Amarkii Duqa Muqdisho ee ku aadanaa in la baneeyo Dhulka Jardiinooyinka Muqdisho...

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa 3-dii bishii July ee sanadkan soo saaray wareegto uu ku baabi'iyay...

Hal Milyan oo Muslimiin ah oo ku xir xiran Mid kamid ah Wadamada Caalamka

Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan xaquuqda bini'aadamka ayaa sheegtay in dalka Shiinaha siyaabo qaldan ugu xiran yihiin dad gaaraya Hal Milyan qof oo katirsan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs