Dowlad ka tirsan Yurub oo shaacisay iney xireyso todoba Masaajid iyo caro ka dhalatay

Faransiiska ayaa sheegay inuu xireyo toddoba Masaajid iyo ururo ay leeyihiin Muslimiinta dalkaas ku nool dabayaaqada sannadkan 2021-ka. Qoraal ay soo saartay dowlada ayay ku...

Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee Somalia ayaa caawa ka bilowday hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho Shirkan ayaa...

Yuusuf Garaad oo Shan su’aalood ka keenay dibed-baxa Mucaaradka ee Jimcaha

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar, haatana ah Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Somalia u qaabilsan Geeska Afrika, Badda cas iyo...

War cusub oo ka soo kordhay canugii maalmo ka hor laga xaday Isbitaalka SOS...

Ilmo yar oo Jimcihii la soo dhaafay laga xaday Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in haatan la helay sida ay sheegeen...

Raisul Wasaare Khayre oo jawaab culus u diray Madaxda dowlad goboleedyada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad looga hadlayay barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in aysan...

(Akhriso) Lafgareen oo Gudoomiye & Ku-xigeen cusub u Magacabay gobolka Bakool

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bakool iyo Ku-xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Gobolka Bakool. Wareegto ka soo baxday...

Madaxweyne Qoor-qoor oo safar dhulka ah ku gaaray deegaanka..(Daawo Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi kaariye "Qoor Qoor" ayaa gaaray deegaanka Dhabad ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug...

Villa Somalia oo raali gelin rasmi ah ka bixisey hadal ay dhibsatay dowlada Masar

Xafiiska Madaxweynaha ayaa Raaligelin ka bixiyay warkii horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweynaha Soomaaliya uusan la qabin warkii uu sheegay Madaxweynaha...

RW Rooble: “Wax gorgortan ah kama galayno cadaalad u raadinta kiiska Ikraan Tahliil”

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan Tahaliil Faarax oo ay ku jirtay hooyada dhashay...

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday sargaal katirsan maamulka Gobolka Banaadir xili uu marayay laamiga Warshadaha gaar ahaan meel ku dhaw...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs