Thursday, May 16, 2024

Jabuuti oo War yaab leh ka soo saartay gardarada Itoobiya kula kacday Somalia

Dowlada Jabuuti ayaa si lama filaan ah uga hadashay heshiiska Dowlada Itoobiya la gashay Somalilad oo shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada Somalia intooda badan si...

War Deg Deg Ah: Qaraxyo xoogan oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Sadax qarax oo is xig xiga oo aad u xoogan walina la ogeyn waxyaabaha loo adeegsaday ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan meel...

Dabley hubeysan oo nolosha ku gubay Soddon qof oo shacab ah

Ugu yaraan 30 rakaab ah oo saarnaa bas marayey gobolka Sokoto ee dalka Nigeria ayaa geeriyoodey kadib markii ay dabley qabadsiiyeen dab. Burcada hubeysanayaa sanadkii...

Maxamed Cabdi Suubiye (Toosow) oo howlgal qorsheysan lagu dilay

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xoogga Dalka ayaa xalay degaanka Daaru-salaam oo hoos taga Degmada Aadan-yabaal ee  Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay Maxamed...

Qaxooti Soomaali ah oo goor dhow laga soo dejiyey garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)

Dayuurad la socdeen Qaxooti Soomaali ah oo laga keenay dalka Liibiya ayaa caawa maqribkii ka soo degtay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa dayuuradan...

Wasiirka A/dibeda Kenya oo si jees jees ah uga hadashay Masuuliyiintii laga soo celiyey...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa si oo jeesjees ku jiro uga jawaabtay su’aal ku saabsaneyd mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia oo laga...

Faahfaahin: Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho & Khasaaraha ka dhashay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax aad u xooganaa oo caawa fiidnimadii laga maqlay  magaalada Muqdisho meelo badan oo ka mid ah. Qaraxan ayaa...

Ra’isul Wasaare Khayre oo soo dhameystay booqashadii uu ku tegay dalka Sudan

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib Booqasho ay ku tageen Magaalada Khartuum...

(Xog) Maxaad kala socotaa Taariikhda madow ee Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali?

Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia Cabdisaciid Muuse Cali wuxuu todobaanaadkii ku dhashay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxayna awooweyaashiis ka soo jeedaan waqooyiga...

Maamulka Taliban oo Magangelyo siiyay Charlotte Bellis iyo sababta ka dambeysa

Haweeyney uur leh oo kasoo jeeda dalka New Zealand, ayaa loo diidey iney gasho dalkeeda, sababo la xiriira xayiraadaha cudurka safmarka ee Covid-19. Charlotte Bellis...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs