Wednesday, May 8, 2024

Kismaayo: Axmed Madoobe oo boqolaal shacab ah la tukaday salaada Ciida (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa...

Wasiirka A/dibeda oo arrimo Muhiim ah kala hadlay danjire Mehmet Yilmaz (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan dalkeena Soomaaliya Amb. Mehmet...

Maxaa ka jira in ciidamo tababar loogu qaaday Eritreya lagu laayey dagaalkii Tigray?

Maalmahan dambe waaxaa soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka qeyb galeen dagaalkii Itoobiya...

Xulka France oo gudbay Final ka dib markii ay cagta mariyeen rajadii Afrika &...

Xulka France ayaa u gudbay finalka koobka Aduunka iyagoo wajihi doono xulka Argentina oo iyana xalay finalka u soo baxay. France ayaa 2-0 ku garaacday...

Ciidanka Liyuu Boolis oo sheegay iney dagaalyahano hor leh ka dileen Al-Shabaab

Ciidanka Liyuu Boolis ee dowlad-degaanka Soomaalida ayaa sheegay iney dileen 85 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii uu socday iska-horimaad kale oo Isniintii ka...

(Sawirro) Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay, laguna ansixiyey..

Kalfadhiga 3-aad ee golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay, Furitaanka Kalfadhiga 3aad. ...

Abiy Ahmed oo qarka u saaran inuu ka laabto heshiiska xiisada dhaliyey ee Somaliland

Itoobiya ayaa ka fiirsanaysa inay meesha ka saarto qorshe ay ku aqoonsanayso maamulka ka go’ay Somaliland, iyadoo cadaadis caalami ah lagu saarayo in la...

Dilal saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Al Shabaab oo war kasoo saartay

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay agagaarka Ex-Contarool Afgooye ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen labo askari oo katirsan ciidanka dowlada...

Faahfaahin: Dad Caruur u badan oo ku dhamaaday qarax ka dhacay Masaajid (Sawirro)

Ku dhowaad 10 ruux ayaa ku dhimatay Masaajid ku yaalla magaalada Peshawar oo dhaca ee dalka Pakistan, ka dib markii boorso laga soo buuxiyay...

Wasiir Cawad oo kulan xasaasi ah la qaatay danjiraha Kenya u fadhiya Somalia (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay maanta Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs