Tuesday, May 7, 2024

Dowlada Somalia oo soo saartay amar looga guurayo dhul ku yaalla degmada Dayniile

Wasaaradda warfaafinta Somalia ayaa dadka deggan Ex- xaruntii War laliska Radio Muqdisho ugu baaqday inay baneeyaan dhulkaas. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu faray...

(Akhriso) Shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta tartanka doorashada Madaxweynaha

Guddiga labada aqal u saareen doorashada Maadaxweynaha Somalia ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha looga baahan yahay muisharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha JFS ee...

Wasiir Max’ed Barre & dhigiisa Sandra Bergqvist oo labo qodob ka wada hadlay

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Bare Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa kulan...

Qarax caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan oo jugtiisa laga maqlay magaalada...

Shil Argagax leh oo maanta ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw laamiga dhinac mara Xerada ciidanka Cirka Afesiyooni ee magaalada Muqdisho ka dhacay shil argagax leh, kadib markii ay si xun isugu dhaceen...

Maraykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Daacish Somalia (Akhriso)

Ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay inay duqeyn ku dileen xubno ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugnaa buuraleyda gobolka Bari maalintii shalay. War-saxaafadeed...

Faahfaahin: Dilkii Xalane loogu geystay Elmaas Elman & Sawir-qaade la socday oo..

Saldhigga Booliska ee Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu xiray Siciid Fadhaye oo ah sawir-qaade la socday Elmaas Elman oo lagu dilay galabta...

Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin ciidanka Ugandha

Al-shabaab ayaa saaka weerar qorsheysan ku qaaday saldhiga ciidamada Ugandha ee ka tirsanm ATMIS ku leeyihiin degaanka Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose Goob joogayaal ku...

Sawirro: Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeerey Xarumo dowladeed (Muxuu ku soo arkay)

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar iyo Wasaaradda Qorshaynta iyo dhiirigelinta Maalgashiga. Kormeerka oo ujeedkiisu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs