Dagaalkii Khartuum oo Maalintii labaad galay & qaraxyo culus oo laga maqlayo

Dagaalkii lama filaanka ahaa ee shalay ka bilowday Magaalada Khartuum ee dalka Sudan ayaa galay maalintii labaad kaasoo u dhexeeya milateriga talada haya ee...

Gudoomiye Sacdiyo: “Siyaasada waxaa ku soo kordhay in gabar gorgorada lagu dhego”

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa ka hadashay talaabadii looga hor istaagay inay u duusho...

Wasiir Maareeye oo xilalka ka qaaday agaasimeyaashii Warbaahinta dowlada (Akhriso)

Wasiirka warfaafinta Somalia Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo saaray wareegto xilalka looga qaaday qaar ka mid ah agaasimeyaasha warbaahinta dowlada, isagoo ku bedelay...

Ruushka oo lagu eedeeyey inuu dagaalka Ukraine u adeegsaday hub kiimiko ah

Ruushka waxaa lagu eedeeyey inuu hadda bilaabay adeegsiga hubka ay mamnuuc tahay in la aeegsado oo kiimiko xambaarasan ee loo yaqaan vacuum bomb iyo...

Masuul katirsan Wasaarada Maaliyada oo mudo isbuuc ah ku xiran Muqdisho 

Magaalada Muqdisho waxaa mudo isbuuc ah ku xiran C/shakuur Aadan Maxamuud oo katirsan Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya gaar ahaan qeybta qandaraasyada ee Wasaarada. Masuulkan katirsanaa Wasaarada Maaliyada...

(Sawirro) Madaxweyne Mustafe oo kumanaan shacabka DDS kula tukaday Jigjiga

Kumannaan qof ayaa Labada ragcadood ee salaadda ciidul-fidriga ku oogay garoonka kubadda cagta ee magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida Madaxweynaha Degaanka Soomaalida mudane...

Laftagareen iyo Wafdi uu horkacayo oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo Gaaray Magaalada Muqdisho. Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,...

Madaxdii hore ee dalka oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif (Sawirro)

Wafdigii ay horkacayeen madaxdii hore ee dalka oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif. Wafdigan oo ay horkacayeen madaxweynayaashii...

Hirshabelle oo shaacisay habraaca doorashada 3 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kuraastooda kala ah HOP010,...

Maxaa kasoo baxay kulankii Xasaasiga ahaa ee Madaxweynaha Somalia & dhigiisa Jabuuti? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs