Thursday, May 2, 2024

Isku Day Afgembi Dhicisoobay oo goordhaw ka dhacay Sudan iyo Dowlada oo ka hadashay

Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan ayaa ku waramaya in goordhaw dalkaasi uu ka dhacay isku day afgembi oo maleegeen koox...

Aabe dalbaday Hal Milyan Dollar oo Magdhaw ah kadib markii gabadhiisa tinta laga jaray...

Aabaha dhalay gabar 7-sano jir ah ayaa dacwad ka gudbiyay macalimad iyo labo kamid ah shaqaalaha Iskuulka Ganiard ee kuyaala dalka Mareykanka oo tinta...

Weerar Dhimasho badan sababay oo lagu qaaday Jaamacada Perm State University (Sawirro)

Arday hubeesan ayaa toogasho sababtay khasaaro badan oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ka geestay dhismaha Jaamacada Perm State University ee kutaala magaalada Perm...

Xiisadda u dhaxeysa dowladaha Faransiiska, Mareykanka iyo Australia oo meel xun gaartay

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maalmaha soo socda wada-hadal taleefon la yeelan doona dhiggiisa Mareykanka Joe Biden, xilli ay xiisad diblomaasiyeed ka dhex oogan...

Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya Shaaciyayna talaabooyinka ay qaadayaan

Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay,...

Mullah Baradar oo si adag uga hadlay in la dhaawacay iyo Khilaafka Taalibaan u...

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in khilaaf xoogan soo kala dhax galay hogaamiyaasha Kooxda Taalibaan , khilaafkan ayaana la sheegay in...

Madaxweyne Biden oo si adag u beeniyay Warar lagu faafiyay Warbaahino waa weyn

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa si adag u beeniyay warar ay warbaahinta caalamka qaarkood baahiyeen oo ku aadanaa in laga diiday codsi uu...

Ra’isul Wasaare lagu soo oogayo dilka Madaxweynihiisa iyo Xanibaad lagu soo rogay

Ra'isul Wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry, ayaa lagu tuhmayaa in uu ku lug lahaa dilkii loo geestay Madaxweynaha dalkaasi Jovenel Moise, waxaana hada lagu...

(Sawirro) Haweeneydii ugu horeysay oo Timajare ka noqotay dalka Sacuudiga

Wafa Saqer ayaa noqotay haweenaydii ugu horeysay ee Time-jare ka noqotay dalka Sacuudi Carabia. Shaqada timajaraha ayaa inta badan caalamka waxaa qabta ragga, loogamana baran...

Dowlada Jabuuti oo si adag u beenisay Warar been abuur ah oo laga faafiyay...

Dowlada Jabuuti ayaa beenisay warar laga baahiyay xaalada caafimaad ee Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle , waxaana baraha bulshada iyo Warbaahinada qaar baahiyeen in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs