Saturday, May 18, 2024

Madaxweynihii ugu faqiirsanaa Dunida oo iska diiday in uu qaato lacag guno ah (Daawo...

Madaxweynihii hore ee dalka Uruguay José Mujica oo lagu tilmaamo in uu yahay Madaxweynihii ugu faqiirsanaa Caalamka ayaa iska diiday in uu qaato lacago...

Hotel uu Trump ku leeyahay Gobolka Illinois oo dacwad lagu soo oogayo

Xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Illinois ee dalka Maraykanka ayaa dacwad ku soo oogaya hotelka Trump International Hotel & Tower ee magaalada Chicago, isagoo...

Maxaa ka jira in kala dirayo ciidanka Liyuu boolis ee ka jira degaanka Soomaalida...

Taliye sare oo ka tirsan ciidammada Itoobiya ayaa sheegay inaanu jirin qorshe lagu kala dirayo ciidanka deegaanka Soomaalida ee Liyu Booliis Sareeye gaas Maxamed Tesema...

Xaaladda Dhaqaale ee Turkiga iyo dagaalka Xooggan ee ku socda meesha uu salka ku...

Waxaa ku soo socda Jamhuuriyadda Turkiga dagaal dhaqaale oo hubka loo adeegsanayo uu yahay cunaqabatayn, canshuur, sarifka Doolarka Ameerika, iyo Twitter. Waxaa kale oo haysta...

Magaca iyo Sawirka ninkii ka Dambeeyay Weerar shalay ka dhacay London oo la shaaciyay...

Booliiska dalka Britain ayaa soo bandhigay magaca, Sawirka iyo dhalashada nin shalay oo gaari dad ku jiirsiiyay koontaroolka laga ilaaliyo xarunta Baarlamaanka Britian oo...

Xukun Adag oo lagu riday Maamule Imtixaan u galay Askari AMISOM katirsan (Daawo Sawirro)

Maxkamad kutaala magaalada Bujambura ee caasimada dalka Burundi ayaa xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday maamule iskuul oo imtixaan u galay...

Dowlada Turkiga oo sii daaysay Askar u dhalatay dalka Gariiga

Dowlada Turkiga ayaa xuriyadooda dib u siisay labo askari oo u dhalaty dalka Gariiga oo mudo shan bilood ah ku xirnaa gudaha Turkiga, kadib...

Madaxweyne Erdogan oo ku dhawaaqay Talaabo ay uga aargudanayaan Mareykanka

Dowlada Mareykanka ayaa cunaqabateyn saameyn badan yeelatay kusoo rogay dalka Turkiga kadib markii dowlada dalkaasi ay diiday in ay xabsiga kasii deyso Baadari Mareykanka...

Buundo kutaala Talyaaniga oo soo duntay iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Buundo weyn oo kutaala magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga ayaa soo duntay xili ay gaadiid badan dul marayeen, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan oo...

Trump oo ka carooday cod mar kale si qarsoodi looga duubay oo la baahiyey

Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah oo ay ka duubtay Trump. Cajalkan oo cod ahaa oo laga...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs