Tuesday, May 21, 2024

Ciidamo Daacad u ah Gen Haftar oo Dhowr Jiho ka galay magaalada Tripoli (Sawirro)

Ciidamo Milatari oo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ayaa dhowr jiho ka weeraray magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya oo xarun u ah dowlada...

Sacuudiga oo Xabsi dhigay 8-qof ay ku jiraan kuwa heesta Dhalashada Mareykanka

Boqortooyada Saudi Arabia ayaa maanta xabsiga dhigtay sideed qof oo u dhaq-dhaqaaqa arrimaha xuquuqda aadanaha, kuwaasoo labo ka mid ahi heystaan dhalashada dalka Mareykanka. Xariga...

Boeing oo ugu dambeyn qiratay khaladka sababay burburka dayuuradii Itoobiya

Madaxa shirkadda diyaaradaha samaysa ee Boeing ee dalka Maraykanka Dennis Muilenburg oo ah ayaa ugu dambeyn qiray in qaab ka mid ah hannaanka ay...

Muslimiinta Norwey oo ka carooday xayeysiis lagu faafiyey baraha bulshada

Shirkada telefonada Telia faraceeda Norway ayaa baraha bulshada sida Youtube iyo Facebook soo galisay xayeysiin cusub oo shirkadaas ay leedahay taasoo caro ku abuurtay...

Xildhibaan taageeray Weerarkii lagu qaaday Masjidyo kuyaala New Zealand oo talaabo laga qaaday

Xildhibaanada aqalka Senate-ka ee dalka Australia ayaa kalsoonida kala noqday Xildhibaan xagjir ah oo taageero u muujiyay Weerarkii Muslimiinta badan lagu laayay ee ka...

Ganacsatada Soomaalida ee Suuqa xaafada Islii oo bilaabay shaqo joojin (Sababta)

Guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku dhawaaqay mudaaharaad saddex maalmood soconaya oo ay uga cabanayaan canshuur ay dawladdu kordhisay. Guddiga oo...

Dal dhaqan geliyey shareecada Islaamka & reer galbeedka oo ka qeyliyey

Midowga Yurub ayaa cambaareeyey shareecada Islaamka ee maanta ka dhaqan gashay dalka Brunei, iyagoo sheegay in ciqaabta arxan-darrada ah ee sharciga ogolaanayo ay ka...

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Jigjiga (Daawo Sawirro)

Raisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy ahmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta ka dagay garoonka Dayuurahada magaalada Jigjiga ee caasimada maamulka Soomaalida. Abiy Ahmed ayaa...

Madaxweyne Bouteflika oo ugu dambeyn iscasilay & dabaaldegyo dalkiisa ka socda

Madaxweynihii Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynenimo, sidaasi waxaa iclaamisay wakaaladda rasmiga ah ee wararka u faafisa dowlada...

Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyey iney dhaqaale siiso kooxda Al-Shabaab

Qaramada Midoobay ayaa lagu eedeeyay inay balaayiin lacag ah siiso kooxda Somalia ka dagaalanta ee Al-Shabaab. Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada arrimaha Dibade ee dowladda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs